{"id":112564,"date":"2026-08-13T07:08:08","date_gmt":"2026-08-13T06:08:08","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112564"},"modified":"2026-08-13T07:08:08","modified_gmt":"2026-08-13T06:08:08","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-gaaro-magaalada-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-gaaro-magaalada-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu gaaro magaalada Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, isagoo u sii gudbi doona deegaanno kale oo ka tirsan Maamulkaasi.<\/p>\n<p>Sida qorshaha yahay, Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu tababar u soo xiro Cutubyo ka tirsan Militeriga Soomaaliya, kuwaasi oo ku sugan deegaan Xananbuure.<\/p>\n<p>Wafdi horudhac u ah Madaxweynaha ayaa gaarey magaalada Dhuusamareeb, iyadoo ay ku jiraan saraakiil ciidan sida Taliyaha Ciidanka Kumaandooska Danab.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu khudbad u jeediyo ciidamadan oo loo diyaariyay in ay xoojiyaan dagaalka AS iyo Xasilinta deegaannada ay dowladda maamusho.<\/p>\n<p>Bilihii la soo dhaafay Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa ku dadaaleysay in ay dhisto awoodda Ciidamada Qalabka Sida si ay ula wareegaan Mas\u2019uuliyadda Amni ee dalka.<\/p>\n<p>Ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa billaabey in ay wareejiyaan saldhigyadii ciidan ee ay kaga sugnaayeen dalka, maadama howlgalka uu ku jiro xilli kala guur ah iyo dhaqaale la\u2019aan.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, isagoo u sii gudbi doona deegaanno kale oo ka tirsan Maamulkaasi. Sida qorshaha yahay, Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu tababar u soo xiro Cutubyo ka tirsan Militeriga Soomaaliya, kuwaasi oo ku sugan deegaan Xananbuure. Wafdi horudhac u ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112566,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112564"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112564"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112567,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112564\/revisions\/112567"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112566"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}