{"id":112527,"date":"2026-08-11T17:46:32","date_gmt":"2026-08-11T16:46:32","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112527"},"modified":"2026-08-11T17:47:10","modified_gmt":"2026-08-11T16:47:10","slug":"baarlamaanka-hungary-oo-doortay-madaxweynaha-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/baarlamaanka-hungary-oo-doortay-madaxweynaha-cusub\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Hungary oo doortay Madaxweynaha Cusub"},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka dalka Hungary ayaa maanta Andras Baka u doortay Madaxweynaha dalkaasi, iyadoo ay cod qarsoodi ah ugu codeeyeen.<\/p>\n<p>Baka, oo ah 73-jir horey u ahaa Guddooomiyaha Maxkamadda Sare, ayaa loo yaqaannaa mid si weyn u dhaliili jiray siyaasadda ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Viktor Orban.<\/p>\n<p>Sida Guddoomiyaha Baarlamaanka Hungary ayaa sheegay in 140 cod uu helay Baka, halka 6 xildhibaan ay diideen.<\/p>\n<p>Madaxweynaha cusub ee la doortay, Andras Baka oo hore u ahaa Mucaarad ayaa si rasmi ah xilka u la wareegi doona 19-ka bisha Agoosto ee sannadkan.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka dalka Hungary ayaa maanta Andras Baka u doortay Madaxweynaha dalkaasi, iyadoo ay cod qarsoodi ah ugu codeeyeen. Baka, oo ah 73-jir horey u ahaa Guddooomiyaha Maxkamadda Sare, ayaa loo yaqaannaa mid si weyn u dhaliili jiray siyaasadda ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Viktor Orban. Sida Guddoomiyaha Baarlamaanka Hungary ayaa sheegay in 140 cod uu helay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112531,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112527"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112527"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112527\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112533,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112527\/revisions\/112533"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112531"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112527"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112527"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112527"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}