{"id":112339,"date":"2026-08-04T17:29:55","date_gmt":"2026-08-04T16:29:55","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112339"},"modified":"2026-08-04T17:29:55","modified_gmt":"2026-08-04T16:29:55","slug":"soomaaliya-iyo-pakistan-oo-wada-saxiixday-heshiis-la-xiriira-dhinaca-amniga-iyo-difaaca","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-iyo-pakistan-oo-wada-saxiixday-heshiis-la-xiriira-dhinaca-amniga-iyo-difaaca\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Pakistan oo wada saxiixday heshiis la xiriira dhinaca Amniga iyo Difaaca"},"content":{"rendered":"<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa wada saxiixday heshiis Is afgarad ah oo la xiriira Iskaashiga dhinaca Amniga iyo Difaaca, gaar ahaan horumarinta Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Is-afgaradkan waxaa dhanka Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi \u00a0halka dhanka dowladda Pakistan uu u saxiixay Wasiirka Difaaca dalkaas, Khawaja Muhammad Asif.<\/p>\n<p>Heshiiskan cusub ayaa dhigaya in labada dal ay si dhow isaga kaashadaan arrimo dhowr ah oo ay ugu horreeyaan la-dagaallanka AS, tababarada Ciidamada, is-weydaarsiga khibradaha iyo aqoonta milatari, iyo kobcinta guud ee awoodaha difaaca.<\/p>\n<p>Sidoo kale, labada wasaaradood ayaa ku heshiiyay in la xoojiyo wada-shaqeynta amniga si loogu guuleysto dadaallada loogu jiro xaqiijinta nabadda iyo xasilloonida gobolka.<\/p>\n<p>Saxiixa Is-afgaradkan ayaa ku soo beegmaya xilli Soomaaliya ay wado dadaallo dib u dhis loogu sameynayo Ciidamada Qalabka SIda ee Soomaaliyeed si ay awood ugu yeeshaan dagaalka AS iyo la wareeegida Amniga dalka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa wada saxiixday heshiis Is afgarad ah oo la xiriira Iskaashiga dhinaca Amniga iyo Difaaca, gaar ahaan horumarinta Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed. Is-afgaradkan waxaa dhanka Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi \u00a0halka dhanka dowladda Pakistan uu u saxiixay Wasiirka Difaaca dalkaas, Khawaja Muhammad Asif. Heshiiskan cusub ayaa dhigaya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112341,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112339"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112339"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112339\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112342,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112339\/revisions\/112342"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112341"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}