{"id":112332,"date":"2026-08-04T15:34:21","date_gmt":"2026-08-04T14:34:21","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112332"},"modified":"2026-08-04T15:34:21","modified_gmt":"2026-08-04T14:34:21","slug":"dadka-qasa-oo-maanta-salaada-janaasada-ku-tukuday-112-ruux-oo-3-sano-ka-dib-la-helay-meydadkooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dadka-qasa-oo-maanta-salaada-janaasada-ku-tukuday-112-ruux-oo-3-sano-ka-dib-la-helay-meydadkooda\/","title":{"rendered":"Dadka Qasa oo maanta Salaada Janaasada ku tukuday 112 ruux oo 3 sano ka dib la helay Meydadkooda"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Qasa waxay saaka marti galisay aaska iyo janaasada in ka badan 100 ruux oo Falastiiniyiin ku geeriyooday dagaallo dhacay saddex sano ka hor.<\/p>\n<p>Aas wadareedkan ayaa loo sameeyay ku dhowaad 122 qof oo laga soo saaray burburka dhismooyinkii ay ku dumeen qoysaska Abu Sharia iyo Al-Hasayneh.<\/p>\n<p>Boqolaal qof oo murugaysan ayaa isugu soo baxay Salaada Janaasada Marxuumintan oo ku geeriyooday duqeymaha iyo dagaalka ay wado Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Meydadka ayaa la dul saarey calanka Falastiin, waxaana u duceeyay boqolaal ruux isugu soo baxay fagaare ku yaalla Qasa.<\/p>\n<p>Dagaalka Qasa ee tan iyo 2023 ayaa waxaa ku geeriyooday 73,300, halka ay ku dhaawacmeen in ka bada <span class=\"iNqyIf\" data-sfc-cp=\"\" data-sfc-root=\"ep\" data-complete=\"true\" data-copy-service-computed-style=\"font-family: &quot;Google Sans&quot;, Arial, sans-serif; font-size: 16px; font-weight: 400; margin: 0px; text-decoration: none; border-bottom: 0px rgb(230, 232, 240);\">174,000 ruux.<\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Qasa waxay saaka marti galisay aaska iyo janaasada in ka badan 100 ruux oo Falastiiniyiin ku geeriyooday dagaallo dhacay saddex sano ka hor. Aas wadareedkan ayaa loo sameeyay ku dhowaad 122 qof oo laga soo saaray burburka dhismooyinkii ay ku dumeen qoysaska Abu Sharia iyo Al-Hasayneh. Boqolaal qof oo murugaysan ayaa isugu soo baxay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112334,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112332"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112332"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112335,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112332\/revisions\/112335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112334"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}