{"id":112320,"date":"2026-08-04T09:36:52","date_gmt":"2026-08-04T08:36:52","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112320"},"modified":"2026-08-04T09:36:52","modified_gmt":"2026-08-04T08:36:52","slug":"turkiga-oo-soomaaliya-keenaya-maraakiib-kalluumaysi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-keenaya-maraakiib-kalluumaysi\/","title":{"rendered":"Turkiga oo Soomaaliya keenaya Maraakiib Kalluumaysi"},"content":{"rendered":"<p>Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Akta\u015f oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay Maraakiib Kalluumaysi usoo dirayaan Xeebaha Dalka maadaama uu jiro isbaddel dhinaca Amniga ah oo la isku halayn karo.<\/p>\n<p>Alper Akta\u015f ayaa sheegay in 15 sano kahor ay adkayd in lagu dhiirrado fursadaha hadda muuqda ee dhinaca Badda Soomaaliya isaga oo intaas ku daray in tani ay ku timid tallaabada ay qaadday Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cShirka Badaha Soomaaliya waa mid aad u muhiim ah, 15 sano kahor waxaa adkayd waxyaabaha aan hadda ka shaqaynayo sababo arrimo argagixiso darteed balse hadda nabadgalyo way wanaagsan tahay, Maraakiib Kalluumaysi ayaan Dalka keeni doonnaa\u201d<\/em><\/strong> Sidaasi waxaa yiri Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Akta\u015f.<\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Turkiga waxaa ka dhaxeeya heshiisyo dhinacyo badan quseeya sida ilaalinta amniga Badaha Dalka, Ankara ayaa xoogga saartay sare u qaadista fursadaha kala duwan ee dhinaca maalgashiga Muqdisho.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Akta\u015f oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay Maraakiib Kalluumaysi usoo dirayaan Xeebaha Dalka maadaama uu jiro isbaddel dhinaca Amniga ah oo la isku halayn karo. Alper Akta\u015f ayaa sheegay in 15 sano kahor ay adkayd in lagu dhiirrado fursadaha hadda muuqda ee dhinaca Badda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112321,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112320"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112320"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112322,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112320\/revisions\/112322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112321"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}