{"id":112304,"date":"2026-08-03T15:07:43","date_gmt":"2026-08-03T14:07:43","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112304"},"modified":"2026-08-03T15:08:09","modified_gmt":"2026-08-03T14:08:09","slug":"guddiga-doorashada-guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-soo-saaray-shuruudaha-iyo-jadwalka-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/guddiga-doorashada-guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-soo-saaray-shuruudaha-iyo-jadwalka-doorashada\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay habraaca, shuruudaha musharaxnimada iyo xilliga ay dhaceyso doorashada hoggaanka cusub ee Aqalka Hoose.<\/p>\n<p>Lacagta Diiwaangelinta iyo Shuruudaha Guddiga ayaa dajiyeen kharashka laga rabo musharaxiinta doonaya inay u tartamaan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Musharaxa ragga ah ayaa laga rabaa lacag dhan $30,000, halka qofka Dumarka laga qaadayo $15,000.<\/p>\n<p>Sidoo kale, qofka doonaya inuu u tartamo kursigan sare ee dalka, waxaa lagu xiray shardi adag oo ah; haddii uu haysto Baasaboor Ajnabi, inuu ka tanaasulo ama celiyo.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso Shuruudaha ay soo saareen Guddiga<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/762883268_1374990251478273_7496988994791535927_n.jpg?stp=dst-jpg_tt6&amp;cstp=mx1268x1645&amp;ctp=s1268x1645&amp;_nc_cat=104&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=BM7ZxJ5JOV4Q7kNvwHXMW0m&amp;_nc_oc=Adp1uuMoA9OivfQglUafHRapT5TooF5V6wVagU-HMOqe8CGrPX4phcyxB6UvopquY-Q&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=elj5nbpiQIN1LNxu7sCkgQ&amp;_nc_ss=7b2a8&amp;oh=00_AQEBjXG8jp5Oau_dgU5qnZ8HGRFmWNcLA20qqMPYIb__jw&amp;oe=6A768BAC\" alt=\"May be an image of text\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq3-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/763103871_1374990258144939_335218385920036997_n.jpg?stp=dst-jpg_tt6&amp;cstp=mx1290x1608&amp;ctp=s1290x1608&amp;_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=44u10JrgJOgQ7kNvwFHgCdn&amp;_nc_oc=Ado9PmPW_0whHWvYT8KPSA0te2TdwHKvEaVzlkpHG8euwqpK9Hq0Cp1yJWo8ugZQOlc&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq3-1.fna&amp;_nc_gid=ncJiXLKs7NaZVRBGZugzcQ&amp;_nc_ss=7b2a8&amp;oh=00_AQGoo-ulsTtlz9T8NCmVmlqM2HXTzKeZDlAjaVFF2ICpmg&amp;oe=6A7660AD\" alt=\"May be an image of text\" \/><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay habraaca, shuruudaha musharaxnimada iyo xilliga ay dhaceyso doorashada hoggaanka cusub ee Aqalka Hoose. Lacagta Diiwaangelinta iyo Shuruudaha Guddiga ayaa dajiyeen kharashka laga rabo musharaxiinta doonaya inay u tartamaan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Musharaxa ragga ah ayaa laga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112307,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112304"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112304"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112304\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112306,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112304\/revisions\/112306"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112304"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112304"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112304"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}