{"id":112294,"date":"2026-08-03T09:36:01","date_gmt":"2026-08-03T08:36:01","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112294"},"modified":"2026-08-03T09:36:01","modified_gmt":"2026-08-03T08:36:01","slug":"natiijada-doorashadii-isku-sidkanayd-ee-galmudug-oo-maanta-la-shaacinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/natiijada-doorashadii-isku-sidkanayd-ee-galmudug-oo-maanta-la-shaacinayo\/","title":{"rendered":"Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee Isku sidkanayd taas oo ka qabsoomtay deegaannada Maamul Galmudug sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Guddiga Doorashooyinka oo ku mashquulsanaa saacadihii u dambeeyay tirinta codadkii la dhiibtay ayaa maanta shaacinaya natiijadaas iyada oo ay sugayaan ururradii Siyaasadda ee ka qaybgalay Doorashadaas si ay u helaan natiijada ay sugayaan.<\/p>\n<p>Doorashada Dadweyne ee Galmudug ka dhacday waa tii afaraad oo guddigaan uu qabtay, markii ugu horreysay waxa uu dhammaadkii 2025 doorasho ka hirgeliyay Gobolka Banaadir, halka sannadkaan uu doorasho sidaan oo kale ugu qabtay Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee Isku sidkanayd taas oo ka qabsoomtay deegaannada Maamul Galmudug sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan. Guddiga Doorashooyinka oo ku mashquulsanaa saacadihii u dambeeyay tirinta codadkii la dhiibtay ayaa maanta shaacinaya natiijadaas iyada oo ay sugayaan ururradii Siyaasadda ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":105167,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112294"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112294"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112295,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112294\/revisions\/112295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105167"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}