{"id":112286,"date":"2026-08-02T17:59:11","date_gmt":"2026-08-02T16:59:11","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112286"},"modified":"2026-08-02T17:59:11","modified_gmt":"2026-08-02T16:59:11","slug":"guddoomiyaha-kmg-oo-magacowday-guddiga-doorashada-guddoomiyaha-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/guddoomiyaha-kmg-oo-magacowday-guddiga-doorashada-guddoomiyaha-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha KMG oo magacowday Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka"},"content":{"rendered":"<p class=\"ng-star-inserted\"><span class=\"ng-star-inserted\">Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa maanta soo saartay wareegto si rasmi ah loogu magacaabay Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS.<\/span><\/p>\n<p class=\"ng-star-inserted\"><span class=\"ng-star-inserted\">War-saxaafadeedka Guddiga ayaa lagu sheegay in dhismaha guddigan ayaa lagu sheegay inay tahay maamulidda habsami-u-socodka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka, si loo xaqiijiyo hufnaan, daah-furnaand iyo in geedi-socodku u dhaco si waafaqsan sharciga.<\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq3-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.99422-6\/763805895_1690998929122153_8921582352188763345_n.png?stp=dst-jpg_tt6&amp;cstp=mx1256x1629&amp;ctp=s1256x1629&amp;_nc_cat=1&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=mMPBeomoKNsQ7kNvwGEInXH&amp;_nc_oc=Adqb1eVbuWkKkLzfYx8qnc29BLlt7rb3q4V6qxlotNUXUZy6nEp1LwW3ywWLiIXxOIk&amp;_nc_zt=14&amp;_nc_ht=scontent.fmgq3-1.fna&amp;_nc_gid=tWbTGYzqra3XChcx2wtiig&amp;_nc_ss=7b2a8&amp;oh=00_AQF8G7bPL80u3dB6BKCMt5UHK_TCQ4MrnW4Vwisn285IGQ&amp;oe=6A75141C\" alt=\"May be an image of text\" \/><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa maanta soo saartay wareegto si rasmi ah loogu magacaabay Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS. War-saxaafadeedka Guddiga ayaa lagu sheegay in dhismaha guddigan ayaa lagu sheegay inay tahay maamulidda habsami-u-socodka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112287,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112286"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112286"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112286\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112288,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112286\/revisions\/112288"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112287"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112286"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112286"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112286"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}