{"id":112283,"date":"2026-08-02T17:33:37","date_gmt":"2026-08-02T16:33:37","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112283"},"modified":"2026-08-02T17:33:37","modified_gmt":"2026-08-02T16:33:37","slug":"trump-oo-sheegay-inuu-joojiyay-weerar-uu-ku-qaadi-lahaa-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/trump-oo-sheegay-inuu-joojiyay-weerar-uu-ku-qaadi-lahaa-iiraan\/","title":{"rendered":"Trump oo sheegay inuu joojiyay weerar uu ku qaadi lahaa Iiraan"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay inuu dib u dhigay weerar ay ciidamada dalkaasi doonayeen in ay ku qaadaan dalka, isagoo tilmaamay in la gaarey is afgarad.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo saarey Trump ayuu ku sheegay in qarka u saarnaa weerar uu ku billaabo Iiiraan, isagoo si gaar ah duqeynaya Kaabeyaasha muhiimka ah.<\/p>\n<p>Trump ayaa shaaca ka qaaday in heshiiska la gaarey ay qeyb yahay in dib loo furo marinka Hormus, isla markaasna cunaqabateynnada laga fududeeyo iiraan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Trump wuxuu xusay in Israa\u2019iil ay qayb ka tahay oo ay ku raacsan tahay ballanqaadkan cusub ee lagu doonayo in lagu xalliyo khilaafka taagan.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay inuu dib u dhigay weerar ay ciidamada dalkaasi doonayeen in ay ku qaadaan dalka, isagoo tilmaamay in la gaarey is afgarad. Qoraal uu soo saarey Trump ayuu ku sheegay in qarka u saarnaa weerar uu ku billaabo Iiiraan, isagoo si gaar ah duqeynaya Kaabeyaasha muhiimka ah. Trump ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":111615,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112283"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112283"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112283\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112284,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112283\/revisions\/112284"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/111615"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112283"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112283"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112283"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}