{"id":112251,"date":"2026-08-01T16:23:20","date_gmt":"2026-08-01T15:23:20","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112251"},"modified":"2026-08-01T16:24:40","modified_gmt":"2026-08-01T15:24:40","slug":"ciidanka-federaalka-itoobiya-iyo-kuwa-tplf-oo-ku-dagaallamaya-galbeedka-tigray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-federaalka-itoobiya-iyo-kuwa-tplf-oo-ku-dagaallamaya-galbeedka-tigray\/","title":{"rendered":"Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka iyo kuwa TPLF inuu ka qarxay galbeedka gobolka Tigrey.<\/p>\n<p>Masuul sare oo ka tirsan jabhadda TPLF, Amanuel Assefa, ayaa sheegay in ciidanka dawladda federaalku ay weerar ballaaran ku soo qaadeen fariisimahooda.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray in dagaalku uu wali socdo, isla markaana la isku adeegsanayo madaafiicda culus iyo ciidanka lugta.<\/p>\n<p>Xaaladda deegaanka lagu dagaallamayo Dagaalkan ayaa ka socda aagga lagu muransan yahay ee Galbeedka Tigray, kaas oo ay hadda maamulaan dadka u dhashay gobolka dariska ah ee Amxaarada.<\/p>\n<p>Muddooyinkii u dambeeyay, labada dhinac ayaa waday dhaqdhaqaaqyo hub aruursi, iyadoo midba kan kale ku eedeyanayo hurinta dagaalka.<\/p>\n<p>Gobolka Tigrey oo ay ku nool yihiin 6 Milyan oo qof ayaa wuxuu ka soo kabanayay dagaal ka dhacay sanadihii u dhaxeeyay\u00a02020 ilaa 2022.<\/p>\n<p>Dagaalkaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Federaalka Itoobiya iyo Xoogaga TPLF ayaa galaaftay nolosha in ka badan\u00a0600,000 oo qof.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka iyo kuwa TPLF inuu ka qarxay galbeedka gobolka Tigrey. Masuul sare oo ka tirsan jabhadda TPLF, Amanuel Assefa, ayaa sheegay in ciidanka dawladda federaalku ay weerar ballaaran ku soo qaadeen fariisimahooda. Waxa uu intaas ku daray in dagaalku uu wali&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112252,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112251"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112251"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112255,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112251\/revisions\/112255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112252"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}