{"id":112245,"date":"2026-08-01T09:23:49","date_gmt":"2026-08-01T08:23:49","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112245"},"modified":"2026-08-01T09:23:49","modified_gmt":"2026-08-01T08:23:49","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-furaya-kalfadhiga-8aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-furaya-kalfadhiga-8aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana lagu wadaa in uu khudbad ka jeediyo kulanka wadajirka ah ee labada Aqal.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la wadaagaya xaaladda Dalka sida shirarkii looga hadlay amniga Dalka, Howlgalka AUSSOM, Doorashooyinkii dhacay, la dagaalanka \u2018AS\u2019 &amp; kuwa soo socda iyo arrimo kale.<\/p>\n<p>Sida uu dhigayo Dastuurka Dalka Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furaya kalfadhiga Baarlamaanka, waxaana kalfadhigaan loo badinayaa in uu noqdo kan ugu dambeeya ee Baarlamaanka 11aad.<\/p>\n<p>Waxyaabaha horyaalla Baarlamaanka Federaalka waxaa kamid ah Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka maadaama uu xilkaas ka tagay Aadan Madoobe, Doorashooyinka iyo arrimo kale oo hoostagaya Siyaasadda sida ay ku warrameen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana lagu wadaa in uu khudbad ka jeediyo kulanka wadajirka ah ee labada Aqal. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la wadaagaya xaaladda Dalka sida shirarkii looga hadlay amniga Dalka, Howlgalka AUSSOM, Doorashooyinkii dhacay, la dagaalanka \u2018AS\u2019 &amp; kuwa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112246,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112245"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112245"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112245\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112247,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112245\/revisions\/112247"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}