{"id":112232,"date":"2026-08-01T05:05:09","date_gmt":"2026-08-01T04:05:09","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112232"},"modified":"2026-08-01T05:05:09","modified_gmt":"2026-08-01T04:05:09","slug":"taliyaha-africom-waxaa-naga-goan-sii-wadista-howlgallada-amni-ee-lagu-taageerayo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/taliyaha-africom-waxaa-naga-goan-sii-wadista-howlgallada-amni-ee-lagu-taageerayo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Taliyaha AFRICOM &#8220;Waxaa naga go&#8217;an sii wadista howlgallada Amni ee lagu taageerayo Soomaaliya&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Afrika loona soo gaabiyo AFRICOM, Janaraal Dagvin Andersan ayaa bogaadiyay howlgallada ka dhan ah &#8216;AS&#8217; ee ka socda Soomaaliya, waxa uu ballanqaaday in uu sii xoojinayo la shaqaynta Ciidamada Soomaaliyeed ee howlgalkaas wada.<\/p>\n<p>Waxa uu carrabka ku dhuftay in aanay marna go&#8217;i doonin howlgallada duqaymaha ah ee lagu taageerayo Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya si ay uga adkaadaan &#8216;AS&#8217; sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><em><strong>&#8220;Waa tallaabooyin bogaadin mudan howlgallada ka dhan ah &#8216;AS&#8217; ee Ciidamada Soomaaliya wadaan, dabcan garab istaaggeenna doorkaas marnaba ma joogsan doonno, waxa aan fulinay weerarro bartilmaameedyo kala duwan oo lagu taageeray ciidanka howlgallaya&#8221;<\/strong><\/em> Sidaasi waxaa yiri Taliyaha Howlgalka AFRICOM, Janaraal Dagvin Anderson<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa Soomaaliya ka gacansiiya Tababarka iyo qalabaynta Ciidanka Kumaandooska Danab, sidoo kale dhowr jeer waxa uu la fuliyay howlgallo ka dhan ah &#8216;AS&#8217; iyo Daacish oo ka kala dhacay Gobollada Dalka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Afrika loona soo gaabiyo AFRICOM, Janaraal Dagvin Andersan ayaa bogaadiyay howlgallada ka dhan ah &#8216;AS&#8217; ee ka socda Soomaaliya, waxa uu ballanqaaday in uu sii xoojinayo la shaqaynta Ciidamada Soomaaliyeed ee howlgalkaas wada. Waxa uu carrabka ku dhuftay in aanay marna go&#8217;i doonin howlgallada duqaymaha ah ee lagu taageerayo Ciidamada Qalabka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":112233,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112232"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112232"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112232\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112234,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112232\/revisions\/112234"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}