{"id":112224,"date":"2026-07-31T08:49:29","date_gmt":"2026-07-31T07:49:29","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112224"},"modified":"2026-07-31T08:49:29","modified_gmt":"2026-07-31T07:49:29","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-lagu-gacansiinayo-la-wareegista-masuuliyadda-amniga-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-lagu-gacansiinayo-la-wareegista-masuuliyadda-amniga-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas\u2019uuliyadda Amniga Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala ee caasimadda Uganda waxaa cod dheer lagu sheegay in la garab istaago ciidanka Xoogga Dalka si ay ula wareegaan mas\u2019uuliyadda Amniga Dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay guullaha ay gaareen ciidanka Xoogga Dalka isaga oo carrabka ku adkeeyay in loo baahan yahay in laga garab istaago tababarrada, qalabka ay ku howlgallayaan iyo taageerrada kale ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p>Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya ayaa dhankooda muujiyay in la garab istaago ciidanka Xoogga Dalka oo isbaddel muuqda uu ku yimid dhinaca awooddooda, howlgalladooda, hubka iyo gaadiidka ay ku howlgallayaan.<\/p>\n<p>Ururka Midowga Afrika ayaa lagu wadaa in uu abuuro fursado lagu fulinayo howlgallo ka dhanka ah \u2018AS\u2019 oo ay iska kaashanayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya marka uu soo idlaado loo saaro ciidamada AUSSOM sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala ee caasimadda Uganda waxaa cod dheer lagu sheegay in la garab istaago ciidanka Xoogga Dalka si ay ula wareegaan mas\u2019uuliyadda Amniga Dalka. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay guullaha ay gaareen ciidanka Xoogga Dalka isaga oo carrabka ku adkeeyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":66942,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112224"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112224"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112224\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112225,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112224\/revisions\/112225"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66942"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112224"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112224"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112224"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}