{"id":112215,"date":"2026-07-31T07:18:06","date_gmt":"2026-07-31T06:18:06","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112215"},"modified":"2026-07-31T07:18:06","modified_gmt":"2026-07-31T06:18:06","slug":"maraykanka-oo-beeniyay-in-wadahadallo-ka-dhacay-masar-looga-hadlay-arrinta-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maraykanka-oo-beeniyay-in-wadahadallo-ka-dhacay-masar-looga-hadlay-arrinta-itoobiya\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay in wadahadallo ka dhacay Magaalada Qaahira ee caasimadda Masar looga hadlay arrimaha Itoobiya gaar ahaan xiisadda Biyo-xireenka.<\/p>\n<p>Qoraal uu uga hadlay arrintaas ayuu ku beeniyay wararka sheegaya in wadahadalladii ka dhacay Qaahira looga hadlay arrimahaan kaddib markii Xukuumadda Addis Ababa ay caro ka muujisay shirkaas oo ay sheegtay in uu kasoo horjeeday horumarkeeda.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa doonaya in uu qaanad kuwada hayo Masar iyo Itoobiya oo xiisad siyaasadeed oo salkeedu tahay isticmaalka Biyaha Nile oo Addis Ababa u samaysatay biyo xireen muddo soo jiitamaysay, Washington ayaa ku qasbanaatay in ay jawaab ka bixiso ajandaha shirkaas looga hadlay.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay in wadahadallo ka dhacay Magaalada Qaahira ee caasimadda Masar looga hadlay arrimaha Itoobiya gaar ahaan xiisadda Biyo-xireenka. Qoraal uu uga hadlay arrintaas ayuu ku beeniyay wararka sheegaya in wadahadalladii ka dhacay Qaahira looga hadlay arrimahaan kaddib markii Xukuumadda Addis Ababa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112216,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112215"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112215"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112217,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112215\/revisions\/112217"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112216"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}