{"id":112135,"date":"2026-07-28T13:50:24","date_gmt":"2026-07-28T12:50:24","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112135"},"modified":"2026-07-28T13:50:24","modified_gmt":"2026-07-28T12:50:24","slug":"soomaaliya-iyo-kenya-oo-ka-wada-hadlay-arrimaha-socdaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-iyo-kenya-oo-ka-wada-hadlay-arrimaha-socdaalka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay arrimaha socdaalka"},"content":{"rendered":"<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka wada hadlay fududeynta socdaalka labada dal, xilli warar soo baxaya ay sheegayaan in Madax ka tirsan Soomaaliya laga soo celiyay dalkaasi.<\/p>\n<p>Wada hadal ay magaalada Adis Ababa ku yeesheen Wasiirada Arrimaha Dibadda labada dal ayaa isku afgartay in la ballaariyo furitaanka Qunsuliyado laga hirgalinayo magaalooyinka waa weyn ee Kenya iyo Somaaliya.<\/p>\n<p><strong>\u201cLabada wasiir ayaa ka wada hadlay horumarradii ugu dambeeyay ee la xiriira arrimaha socdaalka, iyagoo ku heshiiyay in la xoojiyo iskaashiga iyo isku-duwidda arrimaha qunsuliyadaha iyo fududeynta isu socodka shacabka labada dal\u201d<\/strong> ayaa lagu yiri War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, labada dhinac waxay dib ay sheegeen sida ay uga go\u2019an tahay sii xoojinta xiriirka laba geesoodka ah, gaar ahaan arrimaha muhiimka u ah xasilloonida iyo nabadgelyada gobolka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka wada hadlay fududeynta socdaalka labada dal, xilli warar soo baxaya ay sheegayaan in Madax ka tirsan Soomaaliya laga soo celiyay dalkaasi. Wada hadal ay magaalada Adis Ababa ku yeesheen Wasiirada Arrimaha Dibadda labada dal ayaa isku afgartay in la ballaariyo furitaanka Qunsuliyado laga hirgalinayo magaalooyinka waa weyn ee Kenya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112137,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112135"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112135"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112138,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112135\/revisions\/112138"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112137"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}