{"id":112092,"date":"2026-07-27T08:30:23","date_gmt":"2026-07-27T07:30:23","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112092"},"modified":"2026-07-27T08:30:23","modified_gmt":"2026-07-27T07:30:23","slug":"ciidanka-danab-oo-howlgal-ka-dhan-ah-as-ka-sameeyay-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-danab-oo-howlgal-ka-dhan-ah-as-ka-sameeyay-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka Danab oo howlgal ka dhan ah \u2018AS\u2019 ka sameeyay Shabeelaha Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo katirsan Kumaandooska Danab ayaa Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ka sameeyay howlgallo ka dhan ah \u2018AS\u2019 waxaana ciidanku ay gaareen deegaanno hoostaga Degmada Afgooye.<\/p>\n<p>Sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan, Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkii dambe kordhiyay howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa gaaray deegaanno dhowr ah.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saartay howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee xooggooda ka socda deegaanno ka kala tirsan Dowlad-Goboleedyada Koofur Galbeed, HirShabeelle &amp; Galmudug si looga hortago weerarrada \u2018AS\u2019 sida ay hadalka u dhigtay.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo katirsan Kumaandooska Danab ayaa Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ka sameeyay howlgallo ka dhan ah \u2018AS\u2019 waxaana ciidanku ay gaareen deegaanno hoostaga Degmada Afgooye. Sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan, Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkii dambe kordhiyay howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa gaaray deegaanno&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":106314,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112092"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112092"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112092\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112093,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112092\/revisions\/112093"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/106314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112092"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112092"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112092"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}