{"id":11201,"date":"2018-11-14T03:55:33","date_gmt":"2018-11-14T03:55:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11201"},"modified":"2018-11-14T03:55:33","modified_gmt":"2018-11-14T03:55:33","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-itoobiya-kula-kulmay-xulka-qaranka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-itoobiya-kula-kulmay-xulka-qaranka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Itoobiya kula kulmay Xulka Qaranka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kulan casho sharaf ahaa u sameeyay Ciyaartoyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ku sugan Magaalada Addis Ababa.<\/p>\n<p>Waxa ay isku diyaarinayaan isreeb-reebka Ciyaaraha Olombikada oo lugta hore ay la ballansan yihiin Xulka Itoobiya.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo la kulmay dhalinyarada ayaa ku dhiira-geliyay sidii ay guulo ugu gaari lahaayeen dhiggooda Itoobiya oo ay la ballansan yihiin.<\/p>\n<p>Ciyaartoyda da&#8217;dooda ka hooseysa 23-sano jirka ayaa maanta oo Arbaco ah la ciyaaraha Xulka Itoobiya oo lugta koowaad ka dhici doonto Magaalada Addis Ababa.<\/p>\n<p>Lugta labaad ayaa lagu dheelayaa Dalka Jabuuti oo Xulka Qaranka Soomaalida ay ku dheelaan kulamada Martida loo yahay tan iyo bur-burkii dalka, maadaama aan jirin Xulal dalka yimid oo ku dheelay Kubad sababo amni awgii.<\/p>\n<p>Isreeb-reebka Ciyaarta u dhaxeysa 23-jirada Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ah Ciyaaraha Olombikada ee lagu qabanayo Magaalada Tokyo ee Dalka Japan sanadka 2020-ka.<\/p>\n<p>Isbadalo dhanka Ciyaaraha ah ayay Soomaaliya ku jirtay sanadii dambe, waxaana kordhay qaybaha kala duwan ee Ciyaaraha sida kuwa Degmooyinka, kan Dowlad Goboleedyada, Horyaalka iyo tantano kale.<\/p>\n<p>Waxaana indhaha lagu wada hayaa Ciyaarta maanta dhexmareysa Xulalka Soomaaliya iyo Itoobiya, waloow ay dhiman tahay lugta Labaad oo Jabuuti ka dhici doonto.<\/p>\n<figure style=\"width: 1008px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/46199135_2230057697239780_621211343705341952_o.jpg?_nc_cat=105&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=102a687b51f8fa58865da5977e645405&amp;oe=5C705D76\" alt=\"\" width=\"1008\" height=\"490\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Ciyaartoyda 23 jirada<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 1008px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/45614044_2230057747239775_6215691381034188800_o.jpg?_nc_cat=103&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=05bb59b5205a7e497afe4b3a2b7c1213&amp;oe=5C7521E3\" alt=\"\" width=\"1008\" height=\"490\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Madaxda Ciyaaraha<\/figcaption><\/figure>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<figure style=\"width: 1008px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/46178246_2230057837239766_5991922867653050368_o.jpg?_nc_cat=104&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=d444747145db6cc0dc2a853f14162176&amp;oe=5C6E8F40\" alt=\"\" width=\"1008\" height=\"490\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxdii Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo Ciyaartoyda<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 1080px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/46154971_2230058557239694_1709054833828298752_o.jpg?_nc_cat=104&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=0958ec8ee5945d10eae601df19f109aa&amp;oe=5C67338D\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"809\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la hadlaya Ciyaartoyda<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kulan casho sharaf ahaa u sameeyay Ciyaartoyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ku sugan Magaalada Addis Ababa. Waxa ay isku diyaarinayaan isreeb-reebka Ciyaaraha Olombikada oo lugta hore ay la ballansan yihiin Xulka Itoobiya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo la kulmay dhalinyarada ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":11203,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[84,47,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11201"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11201"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11201\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11203"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}