{"id":111992,"date":"2026-07-23T06:11:35","date_gmt":"2026-07-23T05:11:35","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=111992"},"modified":"2026-07-23T06:11:35","modified_gmt":"2026-07-23T05:11:35","slug":"muxuu-wasiir-cali-xoosh-ka-yiri-wararka-sheegaya-inuu-iscasilayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/muxuu-wasiir-cali-xoosh-ka-yiri-wararka-sheegaya-inuu-iscasilayo\/","title":{"rendered":"Muxuu Wasiir Cali Xoosh ka yiri wararka sheegaya inuu iscasilayo?"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa beeniyay warar saacadihii la soo dhaafay lagu faafiyay Baraha Bulshada, kuwaasi oo la xiriiray iska casilayo xilka.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed uu soo saarey Wasiir Cali Xoosh ayaa sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwo sal iyo raad aan laheyn, isla markaasna lagu jahwareerinayo Bulshada.<\/p>\n<p><strong>&#8220;Waxaan ku gudo jiraa gudashada waajibaadkeyga qaran, anniga oo u adeegaya Bulshadeyda, waa been abuur wararka ay faafiyeen shaqsiyaadka isku soo ekeysiiyay wariyeyaal\u201d<\/strong> ayuu yiri Wasiir Cali Xoosh.<\/p>\n<p>Isagoo sii hadlaya ayuu yiri <strong>\u201cShacabkana waxaan ka codsanayaa in ay xogta rasmiga ah ka qaataan wararka kasoo baxa akoonadayda rasmiga ah iyo hay\u2019adaha rasmiga ah ee Dowladda Federaalka\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Hadalka ka soo yeeray Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xilli saacadihii la soo dhaafay baraha bulshada lagu faafiyay inuu iscasili doono Wasiirka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa beeniyay warar saacadihii la soo dhaafay lagu faafiyay Baraha Bulshada, kuwaasi oo la xiriiray iska casilayo xilka. War-saxaafadeed uu soo saarey Wasiir Cali Xoosh ayaa sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwo sal iyo raad aan laheyn, isla markaasna lagu jahwareerinayo Bulshada. &#8220;Waxaan ku gudo jiraa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":108364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111992"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111992"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111993,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111992\/revisions\/111993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/108364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}