{"id":111983,"date":"2026-07-22T12:25:36","date_gmt":"2026-07-22T11:25:36","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=111983"},"modified":"2026-07-22T12:25:36","modified_gmt":"2026-07-22T11:25:36","slug":"soomaaliya-iyo-koofur-kuuriyada-oo-ka-wada-hadlay-amniga-badaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-iyo-koofur-kuuriyada-oo-ka-wada-hadlay-amniga-badaha\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Koofur Kuuriyada oo ka wada hadlay Amniga Badaha"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya, Kang Hyung-shik.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Koonfurta Kuuriya ee dhinacyada amniga badaha, horumarinta hay\u2019adaha amniga, la-dagaallanka burcad-badeedda, iyo tayeynta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Ciidanka Ilaalada Xeebaha iyo Ciidanka Badda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay tababarrada, is-dhaafsiga khibradaha iyo taageerada farsamo ee ay helaan Ciidamada Qalabka Sida.<\/p>\n<p>Safiirka Koofurta Kuuriyada ayaa tilmaamay in ay markasta garab taagan yihiin Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed oo ka shaqeynaya Amniga dalkooda.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Dowladda Koonfurta Kuuriya taageerada ay siiso Soomaaliya, isagoo tilmaamay in ay sii adkeyn doonaan Iskaashiga labada dal.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya, Kang Hyung-shik. Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Koonfurta Kuuriya ee dhinacyada amniga badaha, horumarinta hay\u2019adaha amniga, la-dagaallanka burcad-badeedda, iyo tayeynta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Ciidanka Ilaalada Xeebaha iyo Ciidanka Badda Soomaaliyeed&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":111984,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111983"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111983"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111983\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111985,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111983\/revisions\/111985"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/111984"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}