{"id":111948,"date":"2026-07-21T10:07:51","date_gmt":"2026-07-21T09:07:51","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=111948"},"modified":"2026-07-21T10:07:51","modified_gmt":"2026-07-21T09:07:51","slug":"in-ka-badan-100-qof-oo-lagu-waayay-daadad-ku-rogmaday-afgaanistaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/in-ka-badan-100-qof-oo-lagu-waayay-daadad-ku-rogmaday-afgaanistaan\/","title":{"rendered":"In ka badan 100 qof oo lagu waayay Daadad ku rogmaday Afgaanistaan"},"content":{"rendered":"<p>Daadad ku rogmaday Bariga Dalka Afgaanistaan ayaa sababay dhimashada in ka badan 20 ruux, waxaa ku dhaawacmay 80 qof halka ilaa haatan aan nolol ama geeri lagu hayn ku dhawaad 100 qof oo uu ku jiro Duqa Magaalada Parun ee Gobolka Nuristan.<\/p>\n<p>Sida ay xaqiijiyeen xubno katirsan kooxaha gurmadka, Duqa la waayay iyo shaqaale la socday ayaa ku howlanaa samatabixinta dadka dhibaataysan ee daadadku ku rogmadaan kuwaas oo deggen dhul inta badan biyuhu ka gudbo.<\/p>\n<p>Waxaa burburay Guryo, Dukaamo, Hoteello iyo xarumo Dowladeed oo dadka looga adeegayay, waxaana suuragal ah in khasaaraha uu marweliba ka badan karo tirada kor lagu sheegay sida xogaha la helayo ay sheegayaan.<\/p>\n<p>Kooxo is xilqaamay oo aan haysan qalab ku filan ayaa ka howlgallaya goobaha ay isugu tagaan biyaha iyo dhulka kale ee reeban kara Dadka si loo raadraaco dadkaas maqan ee ogaanta Bulshadu ay biyaha la tageen.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daadad ku rogmaday Bariga Dalka Afgaanistaan ayaa sababay dhimashada in ka badan 20 ruux, waxaa ku dhaawacmay 80 qof halka ilaa haatan aan nolol ama geeri lagu hayn ku dhawaad 100 qof oo uu ku jiro Duqa Magaalada Parun ee Gobolka Nuristan. Sida ay xaqiijiyeen xubno katirsan kooxaha gurmadka, Duqa la waayay iyo shaqaale la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":111949,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111948"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111948"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111948\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111950,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111948\/revisions\/111950"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/111949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111948"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111948"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111948"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}