{"id":111939,"date":"2026-07-21T06:58:45","date_gmt":"2026-07-21T05:58:45","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=111939"},"modified":"2026-07-21T06:58:45","modified_gmt":"2026-07-21T05:58:45","slug":"dadkii-horay-uga-barakacay-koofurta-lubnaan-oo-billaabay-in-ay-dib-ugu-laabtaan-guryahooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dadkii-horay-uga-barakacay-koofurta-lubnaan-oo-billaabay-in-ay-dib-ugu-laabtaan-guryahooda\/","title":{"rendered":"Dadkii horay uga barakacay Koofurta Lubnaan oo billaabay in ay dib ugu laabtaan Guryahooda"},"content":{"rendered":"<p>Koofurta Lubnaan waxaa ka socda dib u noqoshada Dadka ka barakacay duqaymaha ay fulinayeen Israa\u2019iil ee dhaliyay dhimashada, Dhaawaca iyo cabsida lasoo deristay Dadkaas kaddib markii uu dhaqan-galay heshiiska lagu dhisay Aagga Tijaabada.<\/p>\n<p>Sida ay ku warrameen ilo kala duwan, dadkaan oo intooda badan ku sugnaa dhulka Miyiga ah ee Koofurta Lubnaan waxa ay dib ugu laabtaan dhulkooda maadaama Israa\u2019iil ay ku qasbanaatay inay dib uga duruqdo isla markaana ay joojiyo duqaymaha ay fulinayso.<\/p>\n<p>Heshiis horay uga dhacay Washington oo dhexmaray Dowladda Lubnaan iyo Maamulka Israa\u2019iil ayaa lagu go\u2019aamiyay tallaabadaan isugu jirta joojinta colaadda, dib u raadista ciidanka gumaystaha iyo dib u dejinta dadkii halkaas ka barakacay.<\/p>\n<p>Dadka ayaa markii ay dib ugu laabteen deegaankooda waxa ay Warbaahinta u sheegeen in aanay aqbali doonnin in gumaystaha Israa\u2019iil uu kusoo dhawaado dhulkooda ama damco in uu qabsado iyaga oo horay u siibay calanka Maamulkaas oo buuraha la suray.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koofurta Lubnaan waxaa ka socda dib u noqoshada Dadka ka barakacay duqaymaha ay fulinayeen Israa\u2019iil ee dhaliyay dhimashada, Dhaawaca iyo cabsida lasoo deristay Dadkaas kaddib markii uu dhaqan-galay heshiiska lagu dhisay Aagga Tijaabada. Sida ay ku warrameen ilo kala duwan, dadkaan oo intooda badan ku sugnaa dhulka Miyiga ah ee Koofurta Lubnaan waxa ay dib&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":111940,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111939"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111939"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111941,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111939\/revisions\/111941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/111940"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}