{"id":11193,"date":"2018-11-13T15:56:04","date_gmt":"2018-11-13T15:56:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11193"},"modified":"2018-11-13T15:56:04","modified_gmt":"2018-11-13T15:56:04","slug":"madaxweynaha-jubbaland-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweynaha-jubbaland-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubbaland oo isku shaandheyn ku sameeyay Qaar kamid ah Wasiiradiisa."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa isku shaandheyn ku sameeyey qaar kamid aha golihiisa wasiirada.<\/p>\n<p>Xubnaha isku shaandheynta uu ku sameeyay ayaa u badnaa Wasiiru Dowlayaal iyo wasiiru ku xigeeno uu horay u magacaabay.<\/p>\n<p>Wasiiru Dowlayaasha isbadalka lagu sameeyay Waxaa kamid ah Madaxtooyada, Amniga, Dastuurka iyo Maaliyada.<\/p>\n<p>Sida ku cad Digreetada Madaxweynaha Jubbaland Axmed Cabdiraxmaan Xasan oo loo magacaabay Wasiiru Dowladaha Dastuurka, halka Xilka Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada loo magacaabay Xirsi Jaamac Gani.<\/p>\n<p>Isaaq Maxamed Xasan ayaa loo Magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga, halka Maxamed Ibraahim Amiin loo Magacaabay Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Maaliyadda.<\/p>\n<p>Xubnaha Wasiir ku xigeenada ah ee uu Magacaabay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe waxaa kamid ah:<\/p>\n<p>Saleemaan Maxamed Maxamuud Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland iyo Maxamed Cabdinuur Beerxaani Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska loo Magacaabay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/46091027_1396228827177719_8146224196414865408_n.jpg?_nc_cat=110&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=16336b81d16f65cc20c1703a6893bfce&amp;oe=5C7CE315\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa isku shaandheyn ku sameeyey qaar kamid aha golihiisa wasiirada. Xubnaha isku shaandheynta uu ku sameeyay ayaa u badnaa Wasiiru Dowlayaal iyo wasiiru ku xigeeno uu horay u magacaabay. Wasiiru Dowlayaasha isbadalka lagu sameeyay Waxaa kamid ah Madaxtooyada, Amniga, Dastuurka iyo Maaliyada. Sida ku cad Digreetada Madaxweynaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4763,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11193"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11193"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11193\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}