{"id":111922,"date":"2026-07-20T11:17:13","date_gmt":"2026-07-20T10:17:13","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=111922"},"modified":"2026-07-20T11:17:13","modified_gmt":"2026-07-20T10:17:13","slug":"shiinaha-oo-cambaareeyay-duqaymaha-xuutiyiinta-ay-ku-beegsanayaan-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shiinaha-oo-cambaareeyay-duqaymaha-xuutiyiinta-ay-ku-beegsanayaan-sacuudiga\/","title":{"rendered":"Shiinaha oo Cambaareeyay duqaymaha Xuutiyiinta ay ku beegsanayaan Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p>Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa cambaaraysay weerarrada ka dhanka ah Boqortooyada Sacuudi Carabiya isla markaana ay gaysanayso Kooxda Xuutiga ah ee Dalka Yemen sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalkaas.<\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha, Lin Jian ayaa Xuutiyiinta ugu baaqay in ay gantaallada ay ka joojiyaan Sacuudiga, waxaana uu ficilkaas ku tilmaamay mid kahor imaanaya jiritaanka Xuquuqeed ee Riyadh.<\/p>\n<p>Waxa uu si cad u shaaciyay in uu kasoo horjeedo beegsiga ilaha Shacabka ee Muhiimka ah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Lin Jian ayaa xusay in ay waajib tahay kahortagga wax weliba oo dhibaato ku ah xasiloonida Dalkaas.<\/p>\n<p>Xuutiyiinta Yemen ayaa duqaymo culus ku beegsaday qaybo kamid ah Dalka Sacuudiga, halka Xukuumadda Riyadh ay qaadday tallaabooyin ka dhan ah Kooxdaas oo garab ka hesha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa cambaaraysay weerarrada ka dhanka ah Boqortooyada Sacuudi Carabiya isla markaana ay gaysanayso Kooxda Xuutiga ah ee Dalka Yemen sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalkaas. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha, Lin Jian ayaa Xuutiyiinta ugu baaqay in ay gantaallada ay ka joojiyaan Sacuudiga, waxaana uu ficilkaas ku tilmaamay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":103729,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111922"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111922"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111923,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111922\/revisions\/111923"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/103729"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}