{"id":111877,"date":"2026-07-18T16:19:13","date_gmt":"2026-07-18T15:19:13","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=111877"},"modified":"2026-07-18T16:19:13","modified_gmt":"2026-07-18T15:19:13","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-digniin-ka-soo-saartay-hurinta-colaadaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-digniin-ka-soo-saartay-hurinta-colaadaha\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay hurinta colaadaha"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay Ciidamada Amniga ee ku sugan gobolka Shabeellada Hoose in ay soo xiraan Shaqsiyaad sheeganaya qabiil oo hadalo naceyb ah isku mariyay hawada.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa lagu sheegay in aan la oggolaan karin faafinta colaad, naceyb iyo qalqalgalinta Amniga.<\/p>\n<p><strong>\u201cWasaaraddu waxay ka digaysaa in kooxaha argagixisada iyo qaswadeyaasha ay isku dayaan inay ka faa&#8217;iideystaan xaalad kasta oo nugul si ay u fuliyaan ajandayaal wax u dhimaya nafta, hantida, amniga qaranka, xasilloonida bulshada iyo dowladnimada\u201d<\/strong> ayaa lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq3-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.99422-6\/748278516_1451105386760475_383736646931915908_n.png?stp=dst-jpg_tt6&amp;cstp=mx1236x1600&amp;ctp=s1236x1600&amp;_nc_cat=107&amp;_nc_map=urlgen_bucketless&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=aV-rt7vqjv0Q7kNvwHQp2gr&amp;_nc_oc=AdrandNngJ-qWrtxFzId-v9j-0oq02rL1GuhNaqaXygHq0E6bzi8UqyZnrcPwVataAg&amp;_nc_zt=14&amp;_nc_ht=scontent.fmgq3-1.fna&amp;_nc_gid=zbxbpnQcBfUHtfXDg0R7nw&amp;_nc_ss=7b2a8&amp;oh=00_AQB4UWe0FEsMdBGZpuEm5bKrABfZCCPhBf0OVntI-2YIpQ&amp;oe=6A615BBE\" alt=\"May be an illustration of \u200etext that says '\u200eJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Gudaha, Heshiisiinta Dib \u0627\u0644\u0635\u0648\u0645\u0627\u0644 \u062c\u0645\u0647\u0648\u0631\u064a\u0629 \u0648\u0627\u0644\u0634\u0624\u0648\u0646 \u0648\u0627\u0644\u0645\u0635\u0627\u0644\u062d\u0629 Federal Republic Somalia Ministry ofInterior, Federal Affairs Reconciliation 18\/07\/2026 BAAQ-NABADEED Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Soomaaliya waxay irsan ficillo qalqalgelinaya amniga Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka falalka hurinta colaadaha, wadajirka Wasaaraddu hurinayo deegaanka bulshada deggeneyd, horseedi kara digaysaa shakhsiyaadka, bulshada colaadaha aa kooxaha xasilloonida Iyadoo Dastuurka shuruueda dalka, Wasaaradda Federaalka Dib-u-heshiisiinta XFS waxay faraysaa amniga sharciga inay tallaabooyinka markaana sharciga tillaabo uga qaadaan kicinta shacabka ama Gudaha, kuwa kasta yeelata hurinta wadajirka bulshada Ugu dambeyntii, waxay baaqaysaa heerarka kala duwan, odayaasha haweenka, dhallinyarada, bulshada rayidka waxgaradka Soomaaliyeed inay hormuud nogdaan hadalka is-afgaradka\u200e'\u200e\" width=\"1221\" height=\"1581\" \/><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay Ciidamada Amniga ee ku sugan gobolka Shabeellada Hoose in ay soo xiraan Shaqsiyaad sheeganaya qabiil oo hadalo naceyb ah isku mariyay hawada. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa lagu sheegay in aan la oggolaan karin faafinta colaad, naceyb iyo qalqalgalinta Amniga. \u201cWasaaraddu waxay ka digaysaa in kooxaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":108364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111877"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111877"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111877\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111878,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111877\/revisions\/111878"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/108364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111877"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111877"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111877"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}