{"id":111766,"date":"2026-07-14T10:13:36","date_gmt":"2026-07-14T09:13:36","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=111766"},"modified":"2026-07-14T10:13:36","modified_gmt":"2026-07-14T09:13:36","slug":"talyaaniga-oo-qabtay-qaad-looga-soo-tahriibiyay-tel-aviv","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/talyaaniga-oo-qabtay-qaad-looga-soo-tahriibiyay-tel-aviv\/","title":{"rendered":"Talyaaniga oo qabtay Qaad looga soo tahriibiyay Tel Aviv"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in ay qabatay 216 kiilo oo qaad ah oo laga soo geliyay dhinaca Magaalada Tel Aviv ee Dhulka Israa\u2019iil ay ka haysato Falastiin, waxaa socda baaritaanno dheeraad ah oo la xiriira arrintaas.<\/p>\n<p>Garoonka Diyaaradaha Fiuminico ee Magaalada Rome ee Caasimadda Talyaaniga ayaa lagu qabtay todobo Boorso oo qaadkaas lagu qariyay si loo geliyo gudaha Dalkaas loogana sameeyo dhaqaale badan sida wararku sheegayaan.<\/p>\n<p>Waxaa la xiray qof la sheegay in uu yahay Yuhuud haysta Dhalashada iyo Baasaboorka Maamulka Israa\u2019iil iyada oo kiiskiisa ay la wareegeen ciidamada ammaanka gaar ahaan kuwa qaabilsan la dagaalanka Daroogada iyo waxyaabaha sida sharci darrada ah loo geliyo dalkaas.<\/p>\n<p>Talyaaniga ayaa xoogga saaray baarista dadka ka imaada dhinaca Dhulka ay xoogga ku haysato Israa\u2019iil iyo kuwa wata baasaboorka maamulkaas sababo la xiriira in ay kala gudbiyaan maandooriya &amp; waxyaabaha kale ee gudbintooda reeban tahay.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in ay qabatay 216 kiilo oo qaad ah oo laga soo geliyay dhinaca Magaalada Tel Aviv ee Dhulka Israa\u2019iil ay ka haysato Falastiin, waxaa socda baaritaanno dheeraad ah oo la xiriira arrintaas. Garoonka Diyaaradaha Fiuminico ee Magaalada Rome ee Caasimadda Talyaaniga ayaa lagu qabtay todobo Boorso oo qaadkaas lagu qariyay si&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":111767,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111766"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111766"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111766\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111768,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111766\/revisions\/111768"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/111767"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111766"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111766"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111766"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}