{"id":11174,"date":"2018-11-13T09:01:39","date_gmt":"2018-11-13T09:01:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11174"},"modified":"2018-11-13T09:01:39","modified_gmt":"2018-11-13T09:01:39","slug":"antonio-conte-oo-farta-ku-fiiqay-horyaalka-uu-ka-shaqa-bilaabi-doon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/antonio-conte-oo-farta-ku-fiiqay-horyaalka-uu-ka-shaqa-bilaabi-doon\/","title":{"rendered":"Antonio Conte Oo farta ku fiiqay  Horyaalka Uu Ka Shaqa Bilaabi Doon."},"content":{"rendered":"<p>Macalinka dhawaan laga eryay shaqada kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa aad loola xiririyay shaqada kooxda Real Madrid balse isaga ayaa ku dhawaaqay halka uu doonayo in uu ka shaqo bilaawo.<\/p>\n<p>Antonio Conte ayaa xaqiijiyay in uu isku diyaarinayo in uu shaqo ka bilaabo horyaalka Serie A-da kadib markii uu ka tagay kooxda Chelsea xagaagii.<\/p>\n<p>Conte ayaa ka tagay chelsea xagaagan xilli todobaadyo lala xiriirinayay kooxda Real Madrid laakiin Los Blancos ayaa haatan tababare Rasmi ah ka dhigay tababare Solari.<\/p>\n<p>Tababaraha reer Italy oo wax laga waydiiyay meesha uu ka shaqi gali doono xili wareysi uu bixiyay wuxuuna yiri\u201dHaatan diyaar uma ihi in aan tababare noqdo waxa aan si fiican u qaadanayaa wakhtigayga waxana aan daaawada ciyaaraha.<\/p>\n<p>\u201cWaxa laga yaabaa in aan ku soo laabto Serie A-da sababta oo ah waan jecelahay Italy waxana aan raaxo ku dareemayaa dalkayga\u201d ayuu yiri Conte oo hadlayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Macalinka dhawaan laga eryay shaqada kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa aad loola xiririyay shaqada kooxda Real Madrid balse isaga ayaa ku dhawaaqay halka uu doonayo in uu ka shaqo bilaawo. Antonio Conte ayaa xaqiijiyay in uu isku diyaarinayo in uu shaqo ka bilaabo horyaalka Serie A-da kadib markii uu ka tagay kooxda Chelsea xagaagii&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11175,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11174"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11174"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11174\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11175"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}