{"id":11171,"date":"2018-11-13T08:52:47","date_gmt":"2018-11-13T08:52:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11171"},"modified":"2018-11-13T08:52:47","modified_gmt":"2018-11-13T08:52:47","slug":"zlatan-ibrahimovic-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-xiddigii-ugu-fiicnaa-horyaalka-mls-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/zlatan-ibrahimovic-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-xiddigii-ugu-fiicnaa-horyaalka-mls-ka\/","title":{"rendered":"Zlatan Ibrahimovic Oo ku guuleystay Abaalmarinta  Xiddigii Ugu Fiicnaa Horyaalka MLS-ka."},"content":{"rendered":"<p>Gooldhaliyaha qabiirka ah ee Zlatan Ibrahimovic ayaa loo magacaabay inuu yahay xidiga ugu fiican horyaalka MLS-ka.<\/p>\n<p>Xiddigii hore ee Kooxaha Juventus labo Milan Barcelona PSG iyo United-ka Ayaa ku riyaaqay xilli ciyaareed cajiib ah isaga oo dhaliyay 22 gool sidoo kale caawiye ka noqday 10 gool oo kale 27 kulan oo uu saftay.<\/p>\n<p>Inkasta oo uu saamayntaas lahaa hadana Kooxdiisa Galaxy ayaa ku fashilantay in ay gaarto kala baxa horyaalka MLS kadib markii ay ku dhamaystay kaalinta 7-aad.<\/p>\n<p>Abaalmarinta oo la siiyo xiddiga leh khibrad ciyaareed oo kubada cagta ah laakiin sanadkiisii ugu horeeyay ka ciyaaraya MLS ayay codeeyaan xiddigaha,kooxaha iyo saxaafada.<\/p>\n<p>Ibrahimovic ayaa ayaa helay cod dhan cel-celis ahaan 36.36% isaga oo ka horeeya xiddigii hore Man United Wayne Rooney oo helay cod dhan 32.25% halka xiddiga Los Angeles Carlos Vela helay 13.47%.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gooldhaliyaha qabiirka ah ee Zlatan Ibrahimovic ayaa loo magacaabay inuu yahay xidiga ugu fiican horyaalka MLS-ka. Xiddigii hore ee Kooxaha Juventus labo Milan Barcelona PSG iyo United-ka Ayaa ku riyaaqay xilli ciyaareed cajiib ah isaga oo dhaliyay 22 gool sidoo kale caawiye ka noqday 10 gool oo kale 27 kulan oo uu saftay. Inkasta oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11172,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11171"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11171"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11171\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11172"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11171"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11171"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11171"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}