{"id":111677,"date":"2026-07-11T07:54:49","date_gmt":"2026-07-11T06:54:49","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=111677"},"modified":"2026-07-11T07:54:49","modified_gmt":"2026-07-11T06:54:49","slug":"ciidamada-dowladda-federaalka-oo-howlgallo-miino-baaris-ah-ka-sameeyay-shabeelaha-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamada-dowladda-federaalka-oo-howlgallo-miino-baaris-ah-ka-sameeyay-shabeelaha-dhexe\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowladda Federaalka oo howlgallo miino baaris ah ka sameeyay Shabeelaha Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo miino baaris ah ka sameeyay inta u dhaxaysa Magaalada Jowhar iyo Garoonka Diyaaradaha Magaaladaas sida ay inoo xaqiijiyeen ilo kala duwan oo ku sugan Xarunta Dowlad-Goboleedka HirShabeelle.<\/p>\n<p>Ciidanka oo kaashanaya askarta midowga Afrika ayaa howlgal baaris ah ka sameeyay waddada isku xirta Magaalada iyo garoonka Diyaaradaha Jowhar oo dhowr jeer ay ka dhaceen qaraxyo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hanti.<\/p>\n<p>Saraakiisha Hay\u2019adaha Ammaanka ayaa sheegay in ujeedkoodu uu yahay sidii looga hortagi lahaa halista qaraxyada gaar ahaan miinooyinka jidka lagu aaso oo galaafatay nolosha dad ku safrayay waddadaas isku xirta Magaalada Jowhar iyo Garoonka Diyaaradaha.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo miino baaris ah ka sameeyay inta u dhaxaysa Magaalada Jowhar iyo Garoonka Diyaaradaha Magaaladaas sida ay inoo xaqiijiyeen ilo kala duwan oo ku sugan Xarunta Dowlad-Goboleedka HirShabeelle. Ciidanka oo kaashanaya askarta midowga Afrika ayaa howlgal baaris ah ka sameeyay waddada isku xirta Magaalada iyo garoonka Diyaaradaha Jowhar oo dhowr&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":37672,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111677"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111678,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111677\/revisions\/111678"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37672"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}