{"id":111417,"date":"2026-07-02T06:00:56","date_gmt":"2026-07-02T05:00:56","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=111417"},"modified":"2026-07-02T06:00:56","modified_gmt":"2026-07-02T05:00:56","slug":"suuriya-oo-sheegtay-in-ay-garab-taagan-tahay-hoggaanka-iyo-shacabka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/suuriya-oo-sheegtay-in-ay-garab-taagan-tahay-hoggaanka-iyo-shacabka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Suuriya oo sheegtay in ay garab taagan tahay hoggaanka iyo shacabka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Suuriya ayaa hoggaanka iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay Munaasabadda Maalinta Xurriyadda ee 1da Luuliyo, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaasi.<\/p>\n<p>Suuriya ayaa Soomaaliya u rajeysay nabad, xasilooni, iyadoo tilmaamtay in ay sii xoojin doonto xiriirka laba geesoodka ah ee labada Jamhuuriyadood.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Bayaanka Dowladda Suuriya ayaa lagu caddeeyay in ay Ixtiraamayaan Midnimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya, sida ay tilmaamayaan xeerarka caalamiga ah.<\/p>\n<p>Dalalka Soomaaliya iyo Suuriya ayaa leh xiriir diblumaasiyadeed oo soo jireen, iyadoo qaxooti ka yimid dalkaasi ay ku nool yihiin magaalooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Suuriya ayaa hoggaanka iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay Munaasabadda Maalinta Xurriyadda ee 1da Luuliyo, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaasi. Suuriya ayaa Soomaaliya u rajeysay nabad, xasilooni, iyadoo tilmaamtay in ay sii xoojin doonto xiriirka laba geesoodka ah ee labada Jamhuuriyadood. Sidoo kale, Bayaanka Dowladda Suuriya ayaa lagu caddeeyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":111419,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111417"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111417"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111420,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111417\/revisions\/111420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/111419"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}