{"id":111408,"date":"2026-07-01T10:42:12","date_gmt":"2026-07-01T09:42:12","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=111408"},"modified":"2026-07-01T10:42:12","modified_gmt":"2026-07-01T09:42:12","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qaybgalay-bandhig-lagu-soo-xiray-todobaadka-xorriyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qaybgalay-bandhig-lagu-soo-xiray-todobaadka-xorriyadda\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay bandhig lagu soo xiray Todobaadka Xorriyadda"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu maamuusayay todobaadka xorriyadda, waxaa kale oo qayb ka ahaa Madaxda sare ee Dowladda, Wakiillada Beesha Caalamka &amp; marti kale.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho, isla goobtaas ayuu salaam uga qaatay Ciidamada qaybahooda kala duwan oo bandhig ciidan sameeyay.<\/p>\n<p>Wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka ayaa kaalintooda ka qaatay sida Waxbarashada, Kalluumaysiga, Beeraha, Dhallinyarada &amp; Cayaaraha iyo kuwo kale oo soo bandhigay waxqabadkooda oo kooban.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu maamuusayay todobaadka xorriyadda, waxaa kale oo qayb ka ahaa Madaxda sare ee Dowladda, Wakiillada Beesha Caalamka &amp; marti kale. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho, isla goobtaas ayuu salaam uga qaatay Ciidamada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":111409,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111408"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111408"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111410,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111408\/revisions\/111410"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/111409"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}