{"id":111395,"date":"2026-07-01T07:19:55","date_gmt":"2026-07-01T06:19:55","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=111395"},"modified":"2026-07-01T07:20:49","modified_gmt":"2026-07-01T06:20:49","slug":"guud-ahaan-dalka-oo-looga-dabaal-dagayo-munaasabadda-1da-luuliyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/guud-ahaan-dalka-oo-looga-dabaal-dagayo-munaasabadda-1da-luuliyo\/","title":{"rendered":"Guud ahaan dalka oo maanta looga dabaal dagayo Munaasabadda 1da Luuliyo"},"content":{"rendered":"<p>Guud ahaan dalka ayaa maanta laga xusayaa 1-da Luuliyo, oo ah maalintii ay xornimada qaateen gobolladii Koonfureed, isla markaana ay midoobeen gobolladii Waqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<div dir=\"auto\">Magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa dabaaldegga munaasabaddan qaran, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay diyaarisay munaasabado kala duwan iyo bandhigyo ay ka qeyb qaadanayaan Ciidamada Qalabka Sida.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Fagaaraha Daljirka Daahsoon ayaa lagu wadaa inay isugu yimaadaan boqolaal shacab ah, mas&#8217;uuliyiin iyo cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida, kuwaas oo soo bandhigi doona dhoolatus iyo fantasiyo lagu maamuusayo maalintan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu halkaasi ka jeediyo khudbad uu kaga hadlayo xaaladda guud ee dalka, isagoo si gaar ah diiradda u saari doona ilaalinta midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Dabaaldegga Munaasabadda 1da Luuliya ee sannadkan ayaa ku soo aadaya xilli sannadkii hore ee 2025 ay Israa\u2019iil shaacisay in ay aqoonsi siisay gobollada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya, tillaabadaasi oo ay ka hor yimaadeen Dowladda Federaalka iyo qaar kamid ah Saaxiibada caalamiga ah.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Toddobaadka xurriyada ee sannadkan ayaa inta badan waxaa diiradda lagu saarey ilaalinta Midnimada dalka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><strong>Mustaqbal<\/strong><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guud ahaan dalka ayaa maanta laga xusayaa 1-da Luuliyo, oo ah maalintii ay xornimada qaateen gobolladii Koonfureed, isla markaana ay midoobeen gobolladii Waqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya. Magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa dabaaldegga munaasabaddan qaran, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay diyaarisay munaasabado kala duwan iyo bandhigyo ay ka qeyb qaadanayaan Ciidamada Qalabka Sida. Fagaaraha Daljirka Daahsoon&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":111398,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111395"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111395"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111395\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111400,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111395\/revisions\/111400"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/111398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111395"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111395"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111395"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}