{"id":111343,"date":"2026-06-29T11:24:27","date_gmt":"2026-06-29T10:24:27","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=111343"},"modified":"2026-06-29T11:24:27","modified_gmt":"2026-06-29T10:24:27","slug":"warta-km4-oo-laga-soo-saaray-maydka-qof-jirkiisa-isbaddelay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/warta-km4-oo-laga-soo-saaray-maydka-qof-jirkiisa-isbaddelay\/","title":{"rendered":"Warta KM4 oo laga soo saaray Maydka qof jirkiisa isbaddelay"},"content":{"rendered":"<p>Warta Kiilo-mitir 4 ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga soosaaray maydka qof muddo ku jiray oo jirkiisa isbaddelay isla markaana la aqoonsan waayay, Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ku guulaysatay in ay kasoo saarto goobtaas.<\/p>\n<p>Ilo kala duwan ayaa Mustaqbal u sheegay in urta goobta oo isbaddeshay lagu raad-raacay maydka qofkaan dhintay oo qof Rag ah, kaddib waxaa la wargeliyay Dowladda Hoose oo ugu dambayn goobta ka qaadday.<\/p>\n<p>Roobkii xoogganaa ee todobaadkii hore ka da\u2019ay Magaalada Muqdisho ayaa sababay in biyo badan ay ku howraan Wartaan iyo kuwo kale, khasaaraha inta la og yahay waxaa ku dhintay qofka maanta maydkiisa laga soosaaray Warta KM4.<\/p>\n<p>Sidaan oo kale isla Wartaan waxaa looga soosaaray Maydka qof ku dhintay roob xooggan oo ka da\u2019ay Caasimadda, tani waxa ay muujinaysaa khatarta u baahan in baraarug laga sameeyo xiliyada roobka sida ay ku warrameen dadka deegaanka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warta Kiilo-mitir 4 ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga soosaaray maydka qof muddo ku jiray oo jirkiisa isbaddelay isla markaana la aqoonsan waayay, Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ku guulaysatay in ay kasoo saarto goobtaas. Ilo kala duwan ayaa Mustaqbal u sheegay in urta goobta oo isbaddeshay lagu raad-raacay maydka qofkaan dhintay oo qof Rag&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":111344,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111343"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111343"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111345,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111343\/revisions\/111345"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/111344"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}