{"id":111327,"date":"2026-06-29T06:58:05","date_gmt":"2026-06-29T05:58:05","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=111327"},"modified":"2026-06-29T06:58:05","modified_gmt":"2026-06-29T05:58:05","slug":"rw-xamsa-cabdi-barre-oo-xarrig-jaray-laamiga-degmada-dayniile","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/rw-xamsa-cabdi-barre-oo-xarrig-jaray-laamiga-degmada-dayniile\/","title":{"rendered":"RW Xamsa Cabdi Barre oo xarrig jaray Laamiga Degmada Dayniile"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa saakay xarrig jaray Laamiga Degmada Dayniile oo dhismo ballaaran lagu sameeyay, waxaa wehliyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Janaraal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin katirsan Maamulka Degmada Dayniile iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Degmadaas ayaa soo dhaweeyay Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, Wasiirrad katrisan Xukuumaddiisa iyo Duqa Muqdisho ee Dayniile u tagay Xarrig jarka waddada Laamiga ah ee muddo howshiisu socotay.<\/p>\n<p>Waddadaan waxa ay muhiim u tahay isu socodka Isgoyska Kulliyaddii Jaalle Siyaad ilaa Xarunta Degmada Dayniile, waxaana lagu xiray nalalka ku shaqeeya Ilayska Cadceedda iyada oo\u00a0 Dadka Degmadaas la faray in ay ka shaqeeyaan nadaafadda Waddadaas iyo wax weliba oo dhibaato ku ah bilicda.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa saakay xarrig jaray Laamiga Degmada Dayniile oo dhismo ballaaran lagu sameeyay, waxaa wehliyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Janaraal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab. Mas\u2019uuliyiin katirsan Maamulka Degmada Dayniile iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Degmadaas ayaa soo dhaweeyay Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, Wasiirrad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":111328,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111327"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111327"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111329,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111327\/revisions\/111329"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/111328"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}