{"id":111246,"date":"2026-06-26T08:23:11","date_gmt":"2026-06-26T07:23:11","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=111246"},"modified":"2026-06-26T08:23:11","modified_gmt":"2026-06-26T07:23:11","slug":"rw-xamsa-cabdi-barre-caalamkii-naga-tagay-ayaa-dib-noogu-soo-noqonaya-oo-dalka-maalgashanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/rw-xamsa-cabdi-barre-caalamkii-naga-tagay-ayaa-dib-noogu-soo-noqonaya-oo-dalka-maalgashanaya\/","title":{"rendered":"RW Xamsa Cabdi Barre \u201cCaalamkii naga tagay ayaa dib noogu soo noqonaya oo Dalka Maalgashanaya\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Soomaaliya ay kasoo kabatay dhibaatooyinkii ay ka dhaxashay burburkii Dowladda iyo colaadihii sokeeye ee Dalka saamaynta taban ku reebay.<\/p>\n<p>Xamsa ayaa sheegay in Soomaaliya ay soo martay heer kala duwan oo dhinaca siyaasadda, nolosha iyo Bulshada ah balse hadda ay dib uga soo kabatay dhibaatooyinkii ay ka dhaxashay Burburkii Dowladnimada sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Caalamkii shalay ka tagay Soomaaliya ayuu xusay in ay dib ugu soo noqanayaan haatan iyaga oo doonaya in ay maalgashi ku samaystaan Dalka, waxa uu intaas ku daray in Dalku uu horumaray isla markaana aanay dib ugu laaban doonnin dhibaatooyinkii horay usoo maray.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cCaalamkii naga tahay ayaa maanta dib noogu soo noqonaya isaga oo inoo baahan oo dalka maalgashanaya, Dalka horay ayuu u socday oo meel weliba wuu kasoo kabtay, dibna uma noqon doonno, waxaana usoo gudbaynaa dhismo, nabad &amp; xalal waara\u201d<\/em><\/strong> Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Soomaaliya ay kasoo kabatay dhibaatooyinkii ay ka dhaxashay burburkii Dowladda iyo colaadihii sokeeye ee Dalka saamaynta taban ku reebay. Xamsa ayaa sheegay in Soomaaliya ay soo martay heer kala duwan oo dhinaca siyaasadda, nolosha iyo Bulshada ah balse hadda ay dib uga soo kabatay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":111247,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,80,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111246"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111246"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111246\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111248,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111246\/revisions\/111248"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/111247"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111246"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111246"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111246"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}