{"id":111089,"date":"2026-06-20T11:39:22","date_gmt":"2026-06-20T10:39:22","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=111089"},"modified":"2026-06-20T11:39:22","modified_gmt":"2026-06-20T10:39:22","slug":"wasaaradda-arrimaha-gudaha-xfs-oo-ku-baaqday-in-la-joojiyo-colaad-beeleedka-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-xfs-oo-ku-baaqday-in-la-joojiyo-colaad-beeleedka-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku baaqday in la joojiyo colaad beeleedka Gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka &amp; Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha maleeshiyaadkooda ku dagaalamaya Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Dowlad-Goboleedka HirShabeelle.<\/p>\n<p>War kasoo baxay Wasaaradda ayaa loogu baaqay maleeshiyaadka hubaysan in shuruud la\u2019aan ay kusoo afjaraan colaadda ka dhex jirta ee sababtay dhimashada, dhaawaca, khasaaraha hanti, barakaca iyo cabsida la xiriirta aanada.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxa ay fariin furan u dirtay cid weliba oo gacan ka gaysan karta xal u helista dagaalladaas in ay kaalinteeda ka qaadato si looga hortago khasaare horleh oo ka dhasha xiisadda labada beel sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-111091\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Wasaaradda-arrimaha-gudaha-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1236\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Wasaaradda-arrimaha-gudaha-1.jpg 1236w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Wasaaradda-arrimaha-gudaha-1-232x300.jpg 232w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Wasaaradda-arrimaha-gudaha-1-791x1024.jpg 791w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Wasaaradda-arrimaha-gudaha-1-768x994.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Wasaaradda-arrimaha-gudaha-1-1187x1536.jpg 1187w\" sizes=\"(max-width: 1236px) 100vw, 1236px\" \/><\/p>\n<p>Muuqaallo ku faafay baraha Bulshada waxaa ka dhex muuqday Rag hubaysan oo dab qabadsiinaya guryo nooca ay dhistaan Dadka reer miyiga ah, waxa ay qaarkood ku dhawaaqayeen hadallo sii kordhinaya dhiillada taagan.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka &amp; Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha maleeshiyaadkooda ku dagaalamaya Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Dowlad-Goboleedka HirShabeelle. War kasoo baxay Wasaaradda ayaa loogu baaqay maleeshiyaadka hubaysan in shuruud la\u2019aan ay kusoo afjaraan colaadda ka dhex jirta ee sababtay dhimashada, dhaawaca, khasaaraha hanti, barakaca iyo cabsida la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":95473,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111089"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111089"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111092,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111089\/revisions\/111092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/95473"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}