{"id":110932,"date":"2026-06-14T10:42:31","date_gmt":"2026-06-14T09:42:31","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=110932"},"modified":"2026-06-14T10:42:31","modified_gmt":"2026-06-14T09:42:31","slug":"israaiil-oo-weli-faragelin-ku-haysa-soomaaliya-hoggaamiye-cirro-oo-gaaray-dhulka-maamulkaas-uu-xoogga-ku-haysto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/israaiil-oo-weli-faragelin-ku-haysa-soomaaliya-hoggaamiye-cirro-oo-gaaray-dhulka-maamulkaas-uu-xoogga-ku-haysto\/","title":{"rendered":"Israa\u2019iil oo weli faragelin ku haysa Soomaaliya &#038; Hoggaamiye Cirro oo gaaray Dhulka Maamulkaas uu xoogga ku haysto"},"content":{"rendered":"<p>Israa\u2019iil ayaa faragelin xooggan ku haysa Soomaaliya iyada oo markale ay qaadday tallaabooyin ka dhan ah Midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya kaddib markii Magaalada Qudus ay kusoo dhaweysay Hoggaamiyaha maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Cirro.<\/p>\n<p>Wafdiga la socda Cabdiraxmaan Cirro waxaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Israa\u2019iil, ujeedka Safarkiisa Magaalada Qudus waa dhowr arrimood oo is dulsaaran sida ay ku warrameen diblumaasiyiin ku dhow socdaalkiisa.<\/p>\n<p>Israa\u2019iil ayaa horay cambaarayn kala kulantay waddamo badan oo Caalamka kaddib markii xubno ka socda ay tageen Hargeysa, aqoonsigii ay sheegeen in ay siiyeen Maamulka Cirro iyo faragelinta kale ee Midnimada iyo wadajirka Dhuleed ee Soomaaliya ay ku hayso.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka ayaa Maamulka Israa\u2019iil usoo jeedisay in uu faragelinta ka daayo Soomaaliya, waxa ay garab istaag ka heshay Dalal badan oo cambaareeyay xadgudubka Xukuumadda Netanyahu ay ku dhaqaaqday.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Israa\u2019iil ayaa faragelin xooggan ku haysa Soomaaliya iyada oo markale ay qaadday tallaabooyin ka dhan ah Midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya kaddib markii Magaalada Qudus ay kusoo dhaweysay Hoggaamiyaha maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Cirro. Wafdiga la socda Cabdiraxmaan Cirro waxaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Israa\u2019iil, ujeedka Safarkiisa Magaalada Qudus waa dhowr arrimood oo is&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":110933,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,76],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110932"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=110932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":110934,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110932\/revisions\/110934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/110933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=110932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=110932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=110932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}