{"id":11092,"date":"2018-11-12T07:47:27","date_gmt":"2018-11-12T07:47:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11092"},"modified":"2018-11-12T07:47:27","modified_gmt":"2018-11-12T07:47:27","slug":"chelsea-oo-isha-ku-heysa-saxiixa-denis-suarez","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/chelsea-oo-isha-ku-heysa-saxiixa-denis-suarez\/","title":{"rendered":"Chelsea oo isha ku heysa saxiixa Denis Suarez."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay ku fiirsaneyso saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona Denis Suarez.<\/p>\n<p>Suarez ayaan Barcelona wax kulan ah u ciyaarin\u00a0 horyaalka xilli ciyaareedkan, iyadoo kaliya uu ku soo bilaawday kulankii Copa del Rey.<\/p>\n<p>24 jirkaan ayaa seddex gool u dhaliyay 27 kulan oo uu u saftay Barcelona xilli ciyaareedkii hore, balse sanadkan kama mid ahan safka tababare Ernesto Valverde.<\/p>\n<p>Sida uu ku waramayo wargeyska Marca ee Spain kasoo baxa laacibka ayaa durba dalab ka helay kooxaha AC Milan iyo Chelsea.<\/p>\n<p>Suarez ayaa la sadaalinayaa inuu ka tagi doono kooxda Barcelona marka la gaaro bisha janaayo sanadka 2019.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay ku fiirsaneyso saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona Denis Suarez. Suarez ayaan Barcelona wax kulan ah u ciyaarin\u00a0 horyaalka xilli ciyaareedkan, iyadoo kaliya uu ku soo bilaawday kulankii Copa del Rey. 24 jirkaan ayaa seddex gool u dhaliyay 27 kulan oo uu u saftay Barcelona xilli ciyaareedkii hore,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11093,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11092"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11092"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11092\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11093"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11092"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11092"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11092"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}