{"id":110820,"date":"2026-06-10T10:06:52","date_gmt":"2026-06-10T09:06:52","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=110820"},"modified":"2026-06-10T10:06:52","modified_gmt":"2026-06-10T09:06:52","slug":"puntland-oo-xukun-lacag-xabsi-isugu-jira-ku-ridday-gacansiinta-burcad-badeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/puntland-oo-xukun-lacag-xabsi-isugu-jira-ku-ridday-gacansiinta-burcad-badeed\/","title":{"rendered":"Puntland oo xukun lacag &#038; Xabsi isugu jira ku ridday gacansiinta Burcad Badeed"},"content":{"rendered":"<p>Dowlad Goboleedka Puntland ayaa xukun isugu jira Xabsi 7 sano ah iyo ganaax lacageed oo dhan $10,000 oo doollar ku ridday Maxamed Cabaas Maxamed oo lagu eedeeyay in uu gacansiiyay Kooxo Burcad Badeed ah.<\/p>\n<p>Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida &amp; Danbiyada culus ee Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in lasoo bandhigay caddaymo muujinaya kiiska lagu eedeeyay sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Puntland ayaa xabsi ku haysa Rag kale oo ku eedeysan in ay ku kaceen falal Burcad badeednimo kuwaas oo qaarkood lagu soo qabtay Magaalooyinka xeebta leh sida ay ku warrameen mas\u2019uuliyiin katirsan Dowlad-Goboleedkaas.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad Goboleedka Puntland ayaa xukun isugu jira Xabsi 7 sano ah iyo ganaax lacageed oo dhan $10,000 oo doollar ku ridday Maxamed Cabaas Maxamed oo lagu eedeeyay in uu gacansiiyay Kooxo Burcad Badeed ah. Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida &amp; Danbiyada culus ee Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in lasoo bandhigay caddaymo muujinaya kiiska&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":85371,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110820"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=110820"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110820\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":110821,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110820\/revisions\/110821"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/85371"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=110820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=110820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=110820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}