{"id":110697,"date":"2026-06-06T09:52:14","date_gmt":"2026-06-06T08:52:14","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=110697"},"modified":"2026-06-06T09:52:14","modified_gmt":"2026-06-06T08:52:14","slug":"xulka-qaranka-iiraan-oo-helay-fiisaha-maraykanka-si-uu-uga-qaybgalo-koobka-adduunka-2026","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xulka-qaranka-iiraan-oo-helay-fiisaha-maraykanka-si-uu-uga-qaybgalo-koobka-adduunka-2026\/","title":{"rendered":"Xulka Qaranka Iiraan oo helay Fiisaha Maraykanka si uu uga qaybgalo Koobka Adduunka 2026"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Maraykanka ayaa Dal ku galkeeda siisay Xulka Qaranka Iiraan oo isugu jira Ciyaartoy, Macallin, Caawiyeyaal, Dhaqaatiir iyo mas\u2019uuliyiin Isboortis kuwaas oo ka qaybgalaya Koobka Adduunka 2026 oo furmaya 11ka Bishaan June.<\/p>\n<p>Xulka Qaranka Iiraan oo ku jira Guruubka \u2018G\u2019 waxa uu qaanad kula jiraa Xulalka Belgium, Egypt &amp; New Zeland, kulankooda ugu horreeya waxa ay 16ka Bishaan la ciyaari doonaan New Zealand, kulankaas oo ka dhacaya Los Angeles Stadium.<\/p>\n<p>Xiisadda u dhaxaysa Maraykanka iyo Iiraan oo muddo soo jiitamaysa ayaa mad-madow mar gelisay in Xulka Iiraan ay waqti helaan Dal ku galka Dalkaasi oo sannaadkaan kamid ah martigeliyaasha Koobka Adduunka 2026.<\/p>\n<p>Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa wax ka baddelay go\u2019aamo adkaa sida uu Fiiso siiyo Dad ku casuuman Koobka Adduunka balse Dalalkooda ku jira Liiska waddamada horay looga mamnuucay in ay tagaan ama u safraan Maraykanka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Maraykanka ayaa Dal ku galkeeda siisay Xulka Qaranka Iiraan oo isugu jira Ciyaartoy, Macallin, Caawiyeyaal, Dhaqaatiir iyo mas\u2019uuliyiin Isboortis kuwaas oo ka qaybgalaya Koobka Adduunka 2026 oo furmaya 11ka Bishaan June. Xulka Qaranka Iiraan oo ku jira Guruubka \u2018G\u2019 waxa uu qaanad kula jiraa Xulalka Belgium, Egypt &amp; New Zeland, kulankooda ugu horreeya waxa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":110698,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110697"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=110697"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":110699,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110697\/revisions\/110699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/110698"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=110697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=110697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=110697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}