{"id":11045,"date":"2018-11-11T10:57:26","date_gmt":"2018-11-11T10:57:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11045"},"modified":"2018-11-11T11:23:24","modified_gmt":"2018-11-11T11:23:24","slug":"dagaalka-beeleedyo-ka-dhacay-dagmada-balanbal-ee-gobolka-galguud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dagaalka-beeleedyo-ka-dhacay-dagmada-balanbal-ee-gobolka-galguud\/","title":{"rendered":"DAGAALKA BEELEEDYO KA DHACAY DAGMADA BALANBAL EE GOBOLKA GALGUUD"},"content":{"rendered":"<p>wararka ka imanaya dagmada Balanbal ee gobalka Galgaduud waxay sheegayaan in maanta halkaas ka dhacay dagaal u dhexeeya labo maleeshiya beelood ee wada daga halkaas.<\/p>\n<p>Wararku waxay sheegayaan in dagaalku si gaar uga dhacay deegaanka lagu magacaabo Oodaale oo hoos taga degmada Balanbal,goob joogayaal ayaa Mustaqbal u sheegay in dagaalku qaatay ku dhawaad labo saac balse lama soo warin wax qasaaraa ee uu dagaalku gaystay.<\/p>\n<p>Wararku waxay intaas ku darayaan in wax garadka dagmooyinka Balanbal iyo Guriceel ay wadaan dalaalo lagu doonayo in lagu dajiyo xiisa ka soo korortay deegaanka Oodaale.<br \/>\nDagmada Balanbal ee gobolka Galgaduud iyo deegaanada hoos taga inta badan waxaa ku soo laa laabta dagaal beeleedyada,inkastoo dhawaan xal laga gaaray hadana waxa muuqata inuu dib u soo cusboonaaday.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug wali kama hadlin dagaalka laga soo sheegayo dagmada balanbal ee gobolka Galgaduud<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>wararka ka imanaya dagmada Balanbal ee gobalka Galgaduud waxay sheegayaan in maanta halkaas ka dhacay dagaal u dhexeeya labo maleeshiya beelood ee wada daga halkaas. Wararku waxay sheegayaan in dagaalku si gaar uga dhacay deegaanka lagu magacaabo Oodaale oo hoos taga degmada Balanbal,goob joogayaal ayaa Mustaqbal u sheegay in dagaalku qaatay ku dhawaad labo saac&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9908,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11045"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11045"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11045\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9908"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}