{"id":110337,"date":"2026-05-23T09:02:42","date_gmt":"2026-05-23T08:02:42","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=110337"},"modified":"2026-05-23T09:02:42","modified_gmt":"2026-05-23T08:02:42","slug":"hoggaamiyaha-kmg-ah-ee-koofur-galbeed-wafdi-la-socda-oo-gaaray-diinsoor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hoggaamiyaha-kmg-ah-ee-koofur-galbeed-wafdi-la-socda-oo-gaaray-diinsoor\/","title":{"rendered":"Hoggaamiyaha KMG ah ee Koofur Galbeed &#038; wafdi la socda oo gaaray Diinsoor"},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji uuna qayb ka yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-110339\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Jibriil-iyo-Dhaay.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Jibriil-iyo-Dhaay.jpg 2048w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Jibriil-iyo-Dhaay-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Jibriil-iyo-Dhaay-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Jibriil-iyo-Dhaay-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Jibriil-iyo-Dhaay-1536x1025.jpg 1536w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Saraakiil ciidan, Mas\u2019uuliyiin Degmo, Odoyaal dhaqameed iyo xubno kale oo laga soo dhex xulay Bulshada Degmada Diinsoor ayaa soo dhaweeyay Wafdigaan waxaana billaabanaya kulamo looga hadlayo Xaaladaha Bani aadamnimo, Amniga &amp; qodobo kale sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo ku dhow wafdigaan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-110340\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Soo-dhaweynta-Hoggamiye-Jibriil.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Soo-dhaweynta-Hoggamiye-Jibriil.jpg 2048w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Soo-dhaweynta-Hoggamiye-Jibriil-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Soo-dhaweynta-Hoggamiye-Jibriil-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Soo-dhaweynta-Hoggamiye-Jibriil-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Soo-dhaweynta-Hoggamiye-Jibriil-1536x1025.jpg 1536w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Hoggaamiye Jibriil ayaa saacado kahor waxa uu tagay qaybo kamid ah Gobolka Baay isaga oo kormeeray ciidamada gacanta ku haya nabadgalyada Magaalada Baydhabo oo xarun ku meel-gaar u ah Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed si uu ugu dhiirrageliyo adkaynta ammaanka Magaaladaas.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji uuna qayb ka yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Saraakiil ciidan, Mas\u2019uuliyiin Degmo, Odoyaal dhaqameed iyo xubno kale oo laga soo dhex xulay Bulshada Degmada Diinsoor ayaa soo dhaweeyay Wafdigaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":110338,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110337"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=110337"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110337\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":110341,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110337\/revisions\/110341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/110338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=110337"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=110337"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=110337"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}