{"id":110245,"date":"2026-05-20T06:49:23","date_gmt":"2026-05-20T05:49:23","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=110245"},"modified":"2026-05-20T06:49:23","modified_gmt":"2026-05-20T05:49:23","slug":"ruushka-shiinaha-oo-xalka-marinka-hormuz-ku-xiray-in-lasoo-afjaro-colaadda-bariga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-xalka-marinka-hormuz-ku-xiray-in-lasoo-afjaro-colaadda-bariga-dhexe\/","title":{"rendered":"Ruushka &#038; Shiinaha oo xalka marinka Hormuz ku xiray in lasoo afjaro colaadda Bariga Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping oo la kulmay dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin waxa ay kawada hadleen xaaladda Bariga Dhexe iyo colaadda Dalka Ukraine kala dhaxaysa Moscow oo saamayn taban ku reebtay caalamka.<\/p>\n<p>Putin &amp; Xi ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in wadahadal degdeg ah oo xal loogu raadinayo xasaradaha jira la helo si wax weliba ay dib ugu soo laabtaan kahor colaadda sida lagu yiri bayaan kasoo baxay labadaan Dal.<\/p>\n<p>Ruushka &amp; Shiinaha ayaa is waraysi dheer kaddib waxa ay xuseen in aan laga maarmin wadahadal lagu soo afjaro colaadda bariga Dhexe si isu gudubka Maraakiibta ee Marinka Hormuz dib ugu soo laabto sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa marar badan waxa uu Shiinaha iyo Ruushka ku eedeeyay in ay qayb ka yihiin dagaalka Bariga Dhexe isla markaana ay garab taagan yihiin Iiraan, waxa ay taasi ku qasabtay in dhowaan uu tago Beijing lana kulmo hoggaamiyaha Dalkaas.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping oo la kulmay dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin waxa ay kawada hadleen xaaladda Bariga Dhexe iyo colaadda Dalka Ukraine kala dhaxaysa Moscow oo saamayn taban ku reebtay caalamka. Putin &amp; Xi ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in wadahadal degdeg ah oo xal loogu raadinayo xasaradaha jira la helo si wax&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":110246,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110245"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=110245"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110245\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":110247,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110245\/revisions\/110247"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/110246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=110245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=110245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=110245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}