{"id":110100,"date":"2026-05-15T12:28:01","date_gmt":"2026-05-15T11:28:01","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=110100"},"modified":"2026-05-15T12:28:01","modified_gmt":"2026-05-15T11:28:01","slug":"masuuliyiin-dfs-koofur-galbeed-oo-ka-qaybgalay-aaska-saraakiil-lagu-dilay-duleedka-baydahbo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/masuuliyiin-dfs-koofur-galbeed-oo-ka-qaybgalay-aaska-saraakiil-lagu-dilay-duleedka-baydahbo\/","title":{"rendered":"Mas\u2019uuliyiin DFS &#038; Koofur Galbeed oo ka qaybgalay aaska saraakiil lagu dilay Duleedka Baydahbo"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhabo waxaa maanta aas loogu sameeyay Taliyeyaashii Guutooyinka 8aad iyo 9aad ee Ciidanka Xoogga Dalka kuwaas oo shalay ku dhintay dagaal ka dhacay Duleedka xarunta Gobolka Baay ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Dalka, Wasiirro, Xildhibaanno ka tirsan Dowlada Federaalka, masuuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed &amp; Xubno kale ayaa ka qaybgalay aaskaas.<\/p>\n<p>Jibriil Cabdirashiid Xaaji Hogaamiyaha Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in saraakiishiisa maanta la aasay ay naftooda u hureen difaaca shacabka iyo ilaalinta amniga deegaanada Maamulkaas sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Saraakiisha shalay la dilay waxa ay laf-dhabar u ahaayeen howlgalkii awoodda maamul looga tuuray Madaxweynihii Baydhabo laga eryay ee Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ciidankiisa ay isu uruursanayaan qaybo kamid ah Gobolka Baay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-110102\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Saraakiisha-la-aasay.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Saraakiisha-la-aasay.jpg 2048w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Saraakiisha-la-aasay-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Saraakiisha-la-aasay-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Saraakiisha-la-aasay-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Saraakiisha-la-aasay-1536x1025.jpg 1536w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-110103\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Aadan-Madoobe-Xasan-Eeleey-iyo-xubno-kale.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Aadan-Madoobe-Xasan-Eeleey-iyo-xubno-kale.jpg 2048w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Aadan-Madoobe-Xasan-Eeleey-iyo-xubno-kale-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Aadan-Madoobe-Xasan-Eeleey-iyo-xubno-kale-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Aadan-Madoobe-Xasan-Eeleey-iyo-xubno-kale-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Aadan-Madoobe-Xasan-Eeleey-iyo-xubno-kale-1536x1025.jpg 1536w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-110104\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil.jpg 2048w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Hoggaamiye-Jibriil-1536x1024.jpg 1536w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhabo waxaa maanta aas loogu sameeyay Taliyeyaashii Guutooyinka 8aad iyo 9aad ee Ciidanka Xoogga Dalka kuwaas oo shalay ku dhintay dagaal ka dhacay Duleedka xarunta Gobolka Baay ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed. Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Dalka, Wasiirro, Xildhibaanno ka tirsan Dowlada Federaalka,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":110101,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110100"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=110100"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110100\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":110105,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110100\/revisions\/110105"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/110101"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=110100"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=110100"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=110100"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}