{"id":109558,"date":"2026-04-29T10:02:06","date_gmt":"2026-04-29T09:02:06","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=109558"},"modified":"2026-04-29T10:02:06","modified_gmt":"2026-04-29T09:02:06","slug":"wafdi-ka-socda-qm-oo-baydhabo-ka-billaabay-u-kuurgalidda-xaaladaha-bani-aadamnimo-ee-deegaannada-maamulkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wafdi-ka-socda-qm-oo-baydhabo-ka-billaabay-u-kuurgalidda-xaaladaha-bani-aadamnimo-ee-deegaannada-maamulkaas\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda QM oo Baydhabo ka billaabay u kuurgalidda Xaaladaha Bani aadamnimo ee deegaannada maamulkaas"},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Kumeel-Gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Baydhabo kula kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo u kuurgalaya xaaladaha bani aadamnimo ee deegaannada maamulkaas.<\/p>\n<p>Wafdigaan waxaa hoggaaminaya ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani\u2019aadannimada iyo Isku-duwaha Gargaarka Degdegga ah, Tom Fletcher si Warbixinta uu helo uu dib ugu celiyo madaxda ka sarraysa.<\/p>\n<p>Tom ayaa sheegay in safarkooda uu daaran yahay sidii ay uga jawaabi lahaayeen Xaaladaha bani aadamnimo ee Deegaannada Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed kaddib marka ay uruuriyaan xogta ay ka doonayaan Madaxda sida kumeel-gaarka ah u shaqaynaysa.<\/p>\n<p>Hoggaamiye Jibriil ayaa dhankiisa u mahadceliyay wafdiga ka socda Qaramada Midoobay ee Maanta tagay Magaalada Baydhabo, waxa uu ka rajeeyay in si degdeg ah looga falceliyay abaaraha iyo musiibooyinka kale ee dabiiciga ah.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Kumeel-Gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Baydhabo kula kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo u kuurgalaya xaaladaha bani aadamnimo ee deegaannada maamulkaas. Wafdigaan waxaa hoggaaminaya ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani\u2019aadannimada iyo Isku-duwaha Gargaarka Degdegga ah, Tom Fletcher si Warbixinta uu helo uu dib&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":109559,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109558"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=109558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":109560,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109558\/revisions\/109560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/109559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=109558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=109558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=109558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}