{"id":109511,"date":"2026-04-27T15:29:22","date_gmt":"2026-04-27T14:29:22","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=109511"},"modified":"2026-04-27T15:29:22","modified_gmt":"2026-04-27T14:29:22","slug":"soomaaliya-iyo-cumaan-oo-iska-kaashan-doono-horumarinta-dekadaha-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-iyo-cumaan-oo-iska-kaashan-doono-horumarinta-dekadaha-dalka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Cumaan oo iska kaashan doono horumarinta Dekadaha dalka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda\u00a0 Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cali Dhaay ayaa magaalada Muscat ee Dalka Cumaan kula kulmay hoggaanka sare ee Kooxda ASYAD oo si gaar uga shaqeeyo horumarinta Dekadaha.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee ASYAD, Cumar bin Maxamuud Al-Mahrazi, oo ay wehliyaan masuuliyiin kale oo sare ayaa warbixin siiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/679984932_1394630526038723_8356814689149170742_n.jpg?_nc_cat=104&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=13d280&amp;_nc_ohc=neCiDuhk5L0Q7kNvwHLx5iq&amp;_nc_oc=Adq0sH-QNKHyVmfrNaID_l_xtDMKxQIEia2u6dJraQRTvV0EOJcghMc_Pak50ph5XCs&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=7gI5cPs2SY_07lTTP9qjdQ&amp;_nc_ss=7b2a8&amp;oh=00_Af2ddtFkFgM_PmtWN4XNfpPvKOqPUVe1y_DL6HCcEGxvFw&amp;oe=69F52A2F\" alt=\"May be an image of one or more people, dais and text\" width=\"1535\" height=\"1023\" \/><\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa ka wada hadlay fursadaha lagu kordhin karo waxqabadka dekedaha, lagu xoojin karo isku xirka ganacsiga, isla markaana looga faa\u2019iidaysan karo awoodda badda ee Soomaaliya, iyada oo la tixgelinayo meesha istaraatiijiga ah ee ay kaga taallo isku xirka Badda Cas, Gacanka, iyo Bariga Afrika.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa lagu gaarey isfhan iyo in la sii wado wadashaqeynta labada dowaldood ee Cumaan iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sanadihii la soo dhaafay Dowladda Soomaaliya ayaa ku dadaaleysay in ay noqonto xarun marin-badeed oo la tartanta wadamada gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda\u00a0 Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cali Dhaay ayaa magaalada Muscat ee Dalka Cumaan kula kulmay hoggaanka sare ee Kooxda ASYAD oo si gaar uga shaqeeyo horumarinta Dekadaha. Agaasimaha Guud ee ASYAD, Cumar bin Maxamuud Al-Mahrazi, oo ay wehliyaan masuuliyiin kale oo sare ayaa warbixin siiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Labada dhinac ayaa ka wada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":109512,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109511"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=109511"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":109513,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109511\/revisions\/109513"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/109512"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=109511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=109511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=109511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}