{"id":109300,"date":"2026-04-20T18:19:10","date_gmt":"2026-04-20T17:19:10","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=109300"},"modified":"2026-04-20T18:19:10","modified_gmt":"2026-04-20T17:19:10","slug":"maxay-ka-wada-hadleen-wasiirka-amniga-xfs-iyo-safiirka-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-ka-wada-hadleen-wasiirka-amniga-xfs-iyo-safiirka-shiinaha\/","title":{"rendered":"Maxay ka wada hadleen Wasiirka Amniga XFS iyo Safiirka Shiinaha?"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Shiikh Cali Fartaag ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Wang Yu.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga wada hadlay iskaashiga amni ee ka dhaxeeya labada dal, iyadoo si gaar ah loo falanqeeyay taageerada Dowladda Shiinaha ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dhisidda, tayeynta ciidamada amniga iyo la dagaallanka AS iyo Daacish.<\/p>\n<p>Danjiraha Dowladda Shiinaha, Wang Yu, ayaa xaqiijiyey in dalkiisu ka qeyb qaadanayo Amniga Soomaaliya gaar ahaan sidii looga hortagi lahaa qaraxyada Miinada ee xilliyada qaar aasaan AS.<\/p>\n<p>Wasiir Fartaag ayaa uga mahadceliyey Dowladda Shiinaha taageerada ay siiso hay\u2019adaha amniga Soomaaliya, isaga oo xusay in iskaashigaasi uu qeyb ka qaadan doono sugidda xasilloonida iyo amniga dalka.<\/p>\n<p>Shiinaha ayaa kamid ah Dowladaha Soomaaliya ka taageera dhinaca Amniga, iyagoo ka qeyb qaata tababarada iyo tayeynta Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><strong>\u00a0Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Shiikh Cali Fartaag ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Wang Yu. Kulanka ayaa looga wada hadlay iskaashiga amni ee ka dhaxeeya labada dal, iyadoo si gaar ah loo falanqeeyay taageerada Dowladda Shiinaha ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dhisidda, tayeynta ciidamada amniga iyo la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":109302,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109300"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=109300"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109300\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":109303,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109300\/revisions\/109303"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/109302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=109300"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=109300"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=109300"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}