{"id":109001,"date":"2026-04-10T12:27:29","date_gmt":"2026-04-10T11:27:29","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=109001"},"modified":"2026-04-10T12:27:29","modified_gmt":"2026-04-10T11:27:29","slug":"soomaaliya-jabuuti-pakistan-saddexda-dal-ee-maanta-indhuhu-wada-hayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-jabuuti-pakistan-saddexda-dal-ee-maanta-indhuhu-wada-hayaan\/","title":{"rendered":"Soomaaliya, Jabuuti &#038; Pakistan, Saddexda Dal ee maanta indhuhu wada hayaan"},"content":{"rendered":"<p>Saddexda Dal ee maanta indhaha caalamka kusii jeedaan waa Soomaaliya, Jabuuti iyo Pakistan, waxaa ka jira dhacdooyin muhiim ah iyada oo isku waqti kusoo beegmeen, waa saddex sheeko oo kala jiho ah balse waqtigu kulmiyay.<\/p>\n<p>Haddii aan ku hormarno Soomaaliya, muddo dheer kaddib waxaa maanta Dekedda Muqdisho taagan Markabka soosaaraya Shidaalka Dalka, waxa il dhaqaalaha Soomaaliya xoojinaya isla markaana dhinac dhigaya Dalalka Khayraatkooda soosaartay.<\/p>\n<p>Dalal badan oo Afrika ay ayaa weli gaarin meesha ay maanta joogto Soomaaliya, taasi waxa ay soo jeedisay Indhaha Waddamada Caalamka oo si gaar ah u eegaya waxa ka socda Dekedda Muqdisho oo uu kusoo xirtay Markabka Cagri Bey ee shaqadaas qabanaya.<\/p>\n<p>Arrinta Jabuuti, Dalkaan waxaa saaka loo dareeray codaynta Doorashada iyada oo loolan adag uu ka dhex jiro Madaxweynaha Talada haya ee Ismaaciil Cumar Geelle iyo Mucaaradka oo doonaya in ay hoggaanka u qabtaan Dalkaas.<\/p>\n<p>Korjoogto Soomaaliya ay kamid tahay ayaa qayb ka ah arrintaan si ay ula socdaan doorashada sida ay u dhacayso, natiijada kasoo baxda qiimayntooda waxa ay dib ugu celin doonnaa Urur Goboleedka IGAD oo maalin kaddib war kasoo saaraya.<\/p>\n<p>Pakistan, dalkaan oo isbaddel lama filaan ah ku xeendaabay dagaalladii laga cabsida qabay in ay sii dheeraadaan sidoo kalena abuuray xabbad-joojinta labada todobaad ah waxa uu markaan isku dayayaa sidii wadahadalka looga gaari lahaa is afgarad horleh.<\/p>\n<p>Magaalada Islamabad waxaa laga dhigay goob cas oo u xiran ergada kala duwan ee wadahadalka iyo dhinacyada kale ee danaynaya kuna sii qulqulaya Dalka Pakistan si ay goobjoog uga noqdaan kulankaan muhiimka ah.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saddexda Dal ee maanta indhaha caalamka kusii jeedaan waa Soomaaliya, Jabuuti iyo Pakistan, waxaa ka jira dhacdooyin muhiim ah iyada oo isku waqti kusoo beegmeen, waa saddex sheeko oo kala jiho ah balse waqtigu kulmiyay. Haddii aan ku hormarno Soomaaliya, muddo dheer kaddib waxaa maanta Dekedda Muqdisho taagan Markabka soosaaraya Shidaalka Dalka, waxa il dhaqaalaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":109002,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109001"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=109001"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":109003,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109001\/revisions\/109003"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/109002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=109001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=109001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=109001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}