{"id":10886,"date":"2018-11-09T10:07:54","date_gmt":"2018-11-09T10:07:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10886"},"modified":"2018-11-09T10:25:06","modified_gmt":"2018-11-09T10:25:06","slug":"sawiro-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-soo-dhaweeyay-magaalada-gondar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sawiro-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-soo-dhaweeyay-magaalada-gondar\/","title":{"rendered":"SAWIRO: Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Gondar"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaayo ayaa maanta gaaray magaalada Gondar,gobolka Baxar-Daar ee dalka Itoobiya waxaana halkaas ku soo dhaweeyey mas\u2019uuliyiin kala duwan.<\/p>\n<p>Soo dhaweynt Farmaajo waxaa ka qeyb galay Raysul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Eretrea Afwerki.<\/p>\n<p>kulamo\u00a0ayaa lagu wadaa in yeeshaan hogaamiyayaasha,waxaana lafilayaa inay warbaahinta u soo bandhigi doonaan waxyaabihii looga hadlay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha is badal doonka ah ee Itoobiya ayaa doonaya inuu wanaajiyo xiriirka uu laleeyahey wadamada geeska Afrika.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/45657543_189840908514749_5833013681905991680_n.png?_nc_cat=110&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=bd5d4ecf244558ddf1df8defde63376b&amp;oe=5C6BAAD1\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/45841102_196414081248939_1216398741829844992_n.png?_nc_cat=110&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=44be7a209d6036a218624987af852c05&amp;oe=5C40B14B\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaayo ayaa maanta gaaray magaalada Gondar,gobolka Baxar-Daar ee dalka Itoobiya waxaana halkaas ku soo dhaweeyey mas\u2019uuliyiin kala duwan. Soo dhaweynt Farmaajo waxaa ka qeyb galay Raysul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Eretrea Afwerki. kulamo\u00a0ayaa lagu wadaa in yeeshaan hogaamiyayaasha,waxaana lafilayaa inay warbaahinta u soo bandhigi doonaan waxyaabihii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":10887,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10886"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10886"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10886\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}