{"id":108329,"date":"2026-03-21T11:29:51","date_gmt":"2026-03-21T11:29:51","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=108329"},"modified":"2026-03-21T11:29:51","modified_gmt":"2026-03-21T11:29:51","slug":"mw-laftagareen-oo-tababar-u-soo-xiray-ciidamo-itoobiya-u-tababartay-koofur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mw-laftagareen-oo-tababar-u-soo-xiray-ciidamo-itoobiya-u-tababartay-koofur-galbeed\/","title":{"rendered":"MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Ciidamadaan oo kamid noqon doona howlgallada lagu xaqiijinayo Amniga ayaa tababaray saraakiisha ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM.<\/p>\n<p>Laftagareen ayaa ku boggaadiyey ciidanka dadaalkooda, wuxuuna ku dhiirrigeliyay inay si hufan oo daacadnimo leh u gutaan waajibaadkooda ee ah ka hortaga cid waliba oo lid ku ah dowladnimada koonfur galbeed.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq3-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/653707630_1521501872874192_5524326920216718938_n.jpg?_nc_cat=1&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=13d280&amp;_nc_ohc=EzUYUCTzBUIQ7kNvwHwzDoc&amp;_nc_oc=AdoPV3hQHsdqmdTfJ_EKFlwm7MzT4ULlYq9MtYQQkPVIVH-jGmDvh_TzdQPabHwolHo&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq3-1.fna&amp;_nc_gid=-Vnic2P91qwlhivDt50gWA&amp;_nc_ss=7a30f&amp;oh=00_Afw9s5SjOO5DQz3m0IWMn392NN7jiYFfG1--J9bTUi0_1A&amp;oe=69C43EF4\" alt=\"May be an image of one or more people and text\" width=\"1340\" height=\"894\" \/><\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu sheegay in ay ka go\u2019an tahay xoojinta tayada iyo tirada ciidamada ammaanka, si loo xaqiijiyo amniga guud.<\/p>\n<p>Tababarka loo soo xiray Ciidanka ayaa ku soo aadaya xilli khilaaf xooggan uu ka dhaxeeya Dowladda Dhexe iyo Koofur Galbeed.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed. Ciidamadaan oo kamid noqon doona howlgallada lagu xaqiijinayo Amniga ayaa tababaray saraakiisha ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM. Laftagareen ayaa ku boggaadiyey ciidanka dadaalkooda, wuxuuna ku dhiirrigeliyay inay si hufan oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":108330,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/108329"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=108329"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/108329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":108331,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/108329\/revisions\/108331"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/108330"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=108329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=108329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=108329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}