{"id":10817,"date":"2018-11-08T04:06:19","date_gmt":"2018-11-08T04:06:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10817"},"modified":"2018-11-08T04:06:19","modified_gmt":"2018-11-08T04:06:19","slug":"kalluumeysatada-caalamiga-ah-oo-looga-digay-biyaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kalluumeysatada-caalamiga-ah-oo-looga-digay-biyaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Kalluumeysatada Caalamiga ah oo looga digay biyaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Doon kalluumeysi oo laga leeyahay Dalka Taiwan ayaa shalay lagu rasaaseeyay meel ka mid ah Biyaha Soomaaliya ee Badweynta Hindiya.<\/p>\n<p>Agaasime ku xigeenka Kalluumeysatada Taiwan,\u00a0Lin Kuo-ping, ayaa ku sheegay weerarkaas in kooxda Burcad Badeedda Soomaalida ay isku dayeen in ay doonta qafaashaan hayeeshee ay ka badbaadday.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda Kalluumeysatada ee\u00a0 Taiwan Tuna Longline Association,ayaa warkan shalay gelinkii dambe ku sheegtay barteeda Facebook,waxaana ay sheegtay in shaqaalaha iyo doontiiba ay ka badbaadeen weerarkaas.<\/p>\n<p>Agaasime ku xigeenka Hay&#8217;adda ayaa sheegay in milkiilaha Doonta TC6 ee shalay galab ka badbaadday weerarka ay shaqaalahadeeda iyo iyaduba badqabaan.<\/p>\n<p>Waxaa ay Hay&#8217;adda si guud uga digtay in Kalluumeystada Reer Taiwan ay u dhawaadaan biyaha Soomaaliya oo ay sheegeen in qatarta weerarrada burcad badeedda ay soo badanayaan.<\/p>\n<p>Shalay ayey ahayd markii Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ay Golaha shacabka SOomaaliya ka codsadeen ansixinta Xeerka Badda ee Soomaaliya si loola dagaallamo burcad Badeedda Soomaalida ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doon kalluumeysi oo laga leeyahay Dalka Taiwan ayaa shalay lagu rasaaseeyay meel ka mid ah Biyaha Soomaaliya ee Badweynta Hindiya. Agaasime ku xigeenka Kalluumeysatada Taiwan,\u00a0Lin Kuo-ping, ayaa ku sheegay weerarkaas in kooxda Burcad Badeedda Soomaalida ay isku dayeen in ay doonta qafaashaan hayeeshee ay ka badbaadday. Hay&#8217;adda Kalluumeysatada ee\u00a0 Taiwan Tuna Longline Association,ayaa warkan shalay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9642,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10817"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10817"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10817\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9642"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}